
Moderator: Moderators




Yap infront of City Center Hotel.... and behind Barwaaqo Hotel

yeah the construction was going on when i was there 6 months ago!Yap infront of City Center Hotel.... and behind Barwaaqo Hotel
haa wa suuqa hoose To the road of Masjid jamaca hargeisa But it was build recently right when i was there in 2007 There was no Such tower



The_Emperior5
Intaad sharal sheikh holiday sharmalsheikh u tegeysid tag wadankii wax badan ayaa iska bedelee.

Warya Waa Ninkaagan Wadanki Ku Soo Wada Maray 2 week, Bal Ka Waran waxey Dowlad Ku sheegi uu Qabatay Waxi Dhaafa Haleeya?The_Emperior5
Intaad sharal sheikh holiday sharmalsheikh u tegeysid tag wadankii wax badan ayaa iska bedelee.



Inaader waxa weeye, Meesho Dowlad iyo Maamul'ba waa la sameeyay, haddi meesha ay jiri lahayd Maamul wanaagsan oo fahmaya sida Dowlad loo maamulo, wax badan aya laga bedeli laha, hadda maamulgoboleedka puntland aya inaga dhaqaale badan..
Xukummaddani iyada dadka bartay Laalushka, waayo haddi polickeeda siin lahayd lacag ku filan iyo dhaqaalen layd wax badan aya is bedeli laha, laakin markay kala xadayso lacagti Haayadaha iyo Tii Cashuuraha, haddana ku weydiinayso wax ay ugu yeedhay Cashuur..... hadda aniga mar ayo booliska lacag laalush ah ii weydiiyay, waxaanan ku idhi Ina Sanqadh Dubad Ha ku Siiyo Mushahar kugu filan haddi kale iskaga tag shaqada, waxo iigu dhaartay ino qaato 20 dollar bishi....




Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests