Moderator: Moderators


wuxu so arkaya allabaday na cabdalle abokorsiciid
hadaad rabtid inad nimankan HA sifaacan ula kaftantid markad wadanki tegto laba cisho soo joog gebiley iyo allaybaday iyo arabsiya.
dadka degan markasad soo arki ciday yihin.

Aniga horta koohi la ima yidhaho dagaalku dee wa ki suldaanki ciidagalle ka dhex laha bbc somali waxanu isku dilnay qamandi hadu wax kale sheegan laha waxbabay ahaan lahayd laakin isaga halka idinku ceeebeye waxay doonta ba ha ahaato, Somaliland maxay iskugu dhex yaaci lahayd daror wa Ethiopia lolkoohi dagaalku qamadi ma ahayn ee dhul buu ahaa, laba jilib oo ciidagale iyo hy ka kala tirsan baa islaayey markaasay soomaaliland isku dhex yaacday, maalintaasay garxajis qumadiisa gartay intay leegtahay




suldaanku eraygaa wuxuu u yidhi si ay dadkan is laynayaa u xishoodaan oo ay isula yaabaan fahan farsamaa ka dambaysay arinta
ha dagaalku ethiopia ayuu ka dhacay hadana sidaasay tahay waatii culumadii madaxdii soomaliland alla nabadeenaay ay ku waasheen
calaa kula xaal waxaasi waa wax dhamaaday ee adigu iska yara ilaali rift ga aad garxajis ka dhex bilaabayso


maya ee waxaan kuu sheegaya two garxajis sub sub sub clans ayaa is laayay soomaliland oo dhama wey cabaaday, taasi maxay ku tusaysaa in somaliland ay iska diciif tahay amaankana shacabka ayaa haya ilaahay ka sokow ee dawldan yaree aad aaminsantahay ma hayso.
ta labaad suldaanka magiiciisa ugu yeedh, dee hadii kale suldaankiina gabadha oromo dhashay ayaanu odhan ina Oromo


Anigu suldaankayga ilahay ha u naxariisto wabu dhintay diniyan xita adiga wa ku qallad inad wax ka sheegtiid hooyadi waan ku sheegey qabilkey ka dhalataybal eeg munaafiqnimadaada weli garxajis baad isku dir yaroo munaafiqnima ah ka dhex wadaa.
suldaan maxamed is not atleast a half OROMO suldaan![]()
he is 100% somali


waar anigu suldaankiinii dhintay ilaahay ha u naxariisto isaga wax kama sheegayo, laakiin miskiinkan madaxa daaska ah leh![]()
ee OROMADU dhashay intaad ilawday ayaad suldaankuu Duriyada caayaysaa,



Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests