Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somaliland president returns Home Pics

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Somaliland president returns Home Pics

Postby The_Emperior5 » Tue May 11, 2010 9:36 am

Wararkii ugu danbeeyay ee Waftiga Madaxwaynaha JSL oo Saaka ku soo guryo noqday magaalada Hargeysa

Image

halka dadka inta badan ka sugayeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera
(Sawiro)

Image

Hargeysa (GNS)Wafti uu hogaaminayo madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa saaka ku soo guryo noqday Saaka aroortii , isagoo u baxay safar qaatay sadex todobaad soona maray wadamada Djabuuti, itoobiya Emaratka iyo wadanka Faransiiska oo qaatay safarka intiisa ugu badnayd, halkaas oo uu lakulmay madax ware oo katirsan wasaarada arimaha dibada ee dalka Faransiiska oo u hogaaminayo madaxda sare ee uu lakulmay Wasiirka arimaha dibada ee dalka Faransiiska Bernard Kouchner.


Waftiga Madaxwaynaha JSL Daahir Riyaale Kaahin oo saaka si wayn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Egal Internatiuonal airport oo uu saaka kasoo dagay, ayaa waxa soo dhaweeyay dad wayna aad u badan iyo madaxsare oo katirsan golaha wasiirada ,golaha baarlamaanka iyo golaha guurtida Somaliland, iyo madax sare oo ka tirsan xisbiga talada dalka haye ee UDUB.

Saaka oo ilaa intii aanu soo dagin madaxwayne Riyaale ayaa waxa wadada tumnaa dadwayne badan oo luxayay calanka xisbiga UDUB waxaanay ku dhawaaqayeen haldhigyo ay ku taageerayeen madaxwaynaha JSL mudane Daahir Riyaale Kaahin.


Madaxda xisbiyada mucaardika ah oo aan kasoo xaadirin goobta ayaa dhaliilay dhaafkii ugu danbeeyay ee madaxwayne riyaale dibada ugu baxay iyagoo sheegay in haatan wakhtiga lagu jiro aanay haboonayn in madaxwaynuhu dibada u baxo, waxaanay xisbiyada mucaaridka ah ku adkaysanayaan in haatan wadanka loo guntado sidii doorashada looga miro dhalin lahaa iyadoo laga ilaalinayo waxkasta oo carqalad galin kara doorashada la filayo inay ka dhacdo bisha Juun badhtankeeda.


Image


Image

Image

Waftiga madaxwaynaha oo saxaafada kula hadlay qolka martida ee garoonka ayaa war koooban ka siiyay socdalkisii uu dibada ugu baxay isagoo tilmaamay in socdaalkiisu uu dibad ugu baxay gaar ahaan wadanka Faransiiska uu ahaa guul.

Image

Image

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 17 guests