Postby Bohol iyo karaman » Sun May 23, 2010 3:26 am
wale manta dhulbahante hashan awrku abaahiyaayo waa kaa miciin lita,
waxan idin ka yar sheekaynayaa sheeko dhacday
Nin Reer miyii ah baa RI qashay, Marku ridii bireeyeey buu habartii ku dhahay wan jiifsanayaa ee ii kicii hadii aad ridaa Xaydh kalaa kulanto an ka shaqeeyee "ku wasee". Habartii ridii bay haragii kaa saartay. Waxay Ridii kala kulantay Xaydh aad uu badan; Waxay qaylo kalaa dul dhacday odaygii iyadoo leh ee kaa toos meeshaa aakhiraa laa hurdaa, ee ridii waxan kalaa kulmay xaydh badan, kac oo igaa shaqee, odaygii horuu kaa soo booday oo habartii shilaalkuu ku qabsaday "bartii buu ku wasay". Odaygaa iyo islaantu ma dhaadiin ee waxa ag fadhiyeey labo hablood oo yaryar oo ay dhaleen. Hablahaa midii yarad baa xaydhii fara faraysay ama tataabatay, ti waynaydba tii yarad ku tidhii naa haynagu taataaban xaydha ridaa; aabaheen wixii xaydhaa tabtabtaa waa wasaa ee.
Daaroodow , isaaq hays ku taataaban hadii kaale wad garanay waxad laa kulmay " duqsi melegii galaybaa fuut kulul dabaasha marku dabaaq yadhaahdaa nolol ugu danbaysa
wiilkan yar ee xudun"UDUN" waxan odhan lahaa ufta dedo hadad maqasho waa awdo gudahaaga