Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somaliland 18 may party Pakistan pics

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby Khalid Ali » Tue May 25, 2010 8:06 am

Maagalad Karachi ee dalka Pakistan oo si weyn looga xusay maalinta 18ka May

SDWO (Pakistan 22/05/2010) Xafladii loogu dabaal dagayay maalinta qaaliga aha ee 18 may oo 19 jirsatay ayaa dhawaan ka dhacday magaalada Karachi ee wadanka Pakistan, xafladaasoo si aad u weyn loo soo agaasimay ayna ka soo qayb galeen dhamaan bulshweynta reer somaliland ee ku dhaqan wadanka Pakistan oo aanay u kala hadhin dhlinyaro iyo ciroolaba muujiyayna sida ay ula ciidayaan walaalahooda reer somaliland ee ku nool daafaha dunida ayaa lagu qabtay Hotel Mehran dhisme weyn oo ku yaala Sharac Fazal ee magalada Karachi.

Image
Xafladu waxa ay bilaabantay 9 fiidnimo waxana lagu bilaabay sida caadada ahayd ayadaha quraanka karimka ah oo u noo akhriyay walaalkeen Axmad Rage, ka dibna waxa bilawday khudabadihi loogu talo galay maalinta qiimaha weyn ugu fadhida shacab weynaha reer somaliland waxa khudabad ka hadlaysa sidii lagu helay xornimadan aan hoos hadhsanayno halkaas oo uu ka soo jediyay Mudane:C/raxman Cabdilaahi ( Alfaas ).. isagoo ka hadlay halgankii dheeraa ee lixdankii ilaa maanta aan joogno iyo horumarka dalku gaadhay, sida doorashooyinka xorta ah ee ka dhacay iyo wax-barasha,caafimaadka,adeega bulshada,iyo dimuquraadiyada hanaansocodka leh.

Image

waxana ku xigay heestii calanka somaliland Halkaasi oo si fiican ay iskula wada qadeen dhamaan ka soo qayb galayaashii Munaasabada Xafladaasi 18 May,

Hadaba halkaasi waxa kahadlay gudoomiyaha Jaaliyada reer somaliland ee Dalka Pakistan Mudane C/kariin siciid Yuusuf. ( Yoga ) kaasi oo marka u horaysa hambalyo udiray dhamanba umada reer somalialnd meel kasta oo ay jogaan Gudomiyuhu waxa uu ka hadlay 18may inay tahay maalin taariikhi ah oo ay reer somaliland u tahay maalin qaaliya taasi oo uu yidhi inaynaan waligeen ilaabayn waxa ay mudan tahay 18may Dabaaldega sanadguurada 19naad ee Somaliland ee habeenimadii xaley ayaa si weyn loogu duceeyey walaalaha Soomaaliya, in Alle xasilooni lamid ah takajirta Somaliland, ku soo dabaalo magaalo madaxda Muqdisho.

Image

wax isna sidoo kale goobtaasi ka hadalay Mudane Ayaanle Muxmad Diiriye oo sigaar ah uga hadley dhibaatada ka taagan Somalia guud ahaan in Dawlada cusub ee ka dhalan dooonta somaliland doorashada ka dib inay wax-kala qabtaan dhibaatadan sii dheeraaray isagoo tusaale ka dhiganayay ( Gurigaaga jaarka ah oo gubanaya haddii aad baaldi biyo ah aad la gaari waydid in dabku ku soo gaadhayo... isagoo sii raaciyay in loo fididiyo gogol walaalaheena koonfurta Somaliya taasoo lagu heshiisiinayo dadka walaalaheena ee Somaliya..waxa intaas uu ku sii daray in Illaahay doorashadan qabsoomi doonta 26 june ee sanadakan nabad ku bilbaanto nabadna ku dhamaato. kuwa ku guulaysta ay ka shaqeeyaan hor-u-marka dalka iyo iksu duubnimada bulsha-waynta reer Somaliland.

C/raxaman Shabuuti ayaa isna kahadley goobtaasi oo ahaa martida walaalaheena somaliyeed isagoo ugu horeyntii hambalyo iyo salaam gaadhsiiyey shacabweynaha Reer Somaliland, “Wixii kadanbeeyey 1988kii iyo burburkii Somaliya ayaa wuxu sababey in cidkasta ey aayaheeda katashato xaqna wey u leedahey Somaliland madaxbanaanideeda , horumarka kajira Somaliland sida waxbarashada, adeegyada cafimaadka, kaladanbeynta waa mid aan ugu hambalyeynayo Reer.Somaliland, Somalida kabarakacdey Muqdisho hoy ayey unoqdeen Reer.Somaliland. Shacabweynaha Reer.Somaliland waa in ey kumitidaan nabada iyo jiritaankooda, waa in aaney iloobin walaalhooda Soomaaliyeed, dadka Soomaaliyeedna waa in ey kudeydaan Somaliland,”

Image

Waxay soo bandhigeen dhalintii soo qabanqaabisay xafladan ruwaayad aad loola dhacay ka sheekaynaysa doorasha qabsoomi doonta, ciyaarihii hiddaha iyo dhaqanka, iyo suaalo ay ku gudoonsiiyeen jaa'isado cidii si saxa uga jawaabta.

Image

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby Mr_Alfaas » Fri May 28, 2010 8:12 am

Karachi.............Pakistan....Somaliland Party.

qof garanayo ma jiraa ninka ugu danbeeya ee khudbadeenaya .................. :lol: ee calanka somalilandta xidhan,. :D

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby hargaysaay » Fri May 28, 2010 8:36 am

waar ninkaasi ma adigaa aflaas sxb

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby zingii » Fri May 28, 2010 11:13 am

More like a house party.

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby Mr_Alfaas » Sun May 30, 2010 7:30 am

waar ninkaasi ma adigaa aflaas sxb

haa hargaysaay waa Alfaas... :lol: :lol:

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby Mr_Alfaas » Sun May 30, 2010 7:31 am

More like a house party.
even if its house party.......whats wrong with it.......waar inagaa wax aragney.... :o

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby Keyse_0208 » Sun May 30, 2010 8:54 am

Mr Alfaas, adiga weeyaan ninkani, i didnt know inaad pakistan joogtey, all this time waxaan u malaynayey inaad reer-uk ahayd :up:

Image

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby Mr_Alfaas » Sun May 30, 2010 8:58 am

Mr Alfaas, adiga weeyaan ninkani, i didnt know inaad pakistan joogtey, all this time waxaan u malaynayey inaad reer-uk ahayd :up:

Image
maya inader reer pk ayaan ahay...........interview hore uu suldaanka guud ila yeeshay ayaan ku sheegay meshan joogo....

Somaliland Ha noolaato. :sland: :up:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby SahanGalbeed » Sun May 30, 2010 9:00 am

:up: good job alfas , good job .
Bal maxaad se dadka ku akhrinaysay niyow ? :lol:

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby Mr_Alfaas » Sun May 30, 2010 9:05 am

:up: good job alfas , good job .
Bal maxaad se dadka ku akhrinaysay niyow ? :lol:
lol.....dee suuq-geyn ayaan ka dhex waday,somalinet meel la yidhaahda jirta ee xagasaanu office ku lenahay e na soo booqda ayan laha...

wanan ushegay mid empr iska ilaaliya ayan idhi. :lol: :lol:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby SahanGalbeed » Sun May 30, 2010 9:54 am

:lol: :up:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby Siciid85 » Sun May 30, 2010 9:19 pm

Mr Alfaas, adiga weeyaan ninkani, i didnt know inaad pakistan joogtey, all this time waxaan u malaynayey inaad reer-uk ahayd :up:

Image
maya inader reer pk ayaan ahay...........interview hore uu suldaanka guud ila yeeshay ayaan ku sheegay meshan joogo....

Somaliland Ha noolaato. :sland: :up:
is that you? :up:

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby Mr_Alfaas » Tue Jun 01, 2010 7:17 am

haa siciid inader. :sland: :up: :D

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Somaliland 18 may party Pakistan pics

Postby Siciid85 » Tue Jun 01, 2010 8:22 pm

So you live in Karachi tu'yar oo pakistaniiyaad ah ma ku qabatay. :D :up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests