Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somaliland Military officials arrive in buhoodle

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Somaliland Military officials arrive in buhoodle

Postby Khalid Ali » Wed May 26, 2010 10:20 am

Col Axmed Maxamed (Dalbac) oo gaadhay degmada Buuhoodle,iyo xaaladii ugu danbeysey ee Buuhoodle.
Warkii 26-May-2010 iyo Qormadii: NEWS
Col Axmed Maxamed Aadan Guul(Dalbac) iyo ciidan uu wato ayaa shalay gaadhay degmada Buuhooodle,isagoo ay weheliyaan ciidan aan sidaas u badnayn iyo gawaadhida tiknikada loo yaqaan,wuxuuna shirar la leeyahay odayaasha iyo waxgaradka magaaladaas,iyagoo ka wada hadlaya sidii loo qaboojin lahaa xaalada amaan ee deegankaas,isla markaana loo wada hadli lahaa.


Imaanshaha Dalbac ee Buuhoodle ayaan wax isbedel ah magaalada ku samayn,iyada oo ay halkaas horay ugu sugnaayeen qar ka mid ah madaxda hogaanka SSC,sida Xagla-toosiye iyo kuwo kaleba,waxaase magaalada weli ka maqan boqolaal dadkii magaalada degenaa ah,kuwaasoo u qaxay tuulooyinka ku xeeran magaalada.

Waxaa sidoo kale iyaguna ku sugan magaalada wafti ka yimid dhinaca Garoowe oo ay ka mid yihiin wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamulka Puntland,kuwaasoo asal ahaan ka soo jeeda degmada Buuhoodle,waxayna xalay wareejiyaan qoryihii itoobiyaanka laga qabsaday badankoodii,iyadoo ay weheliyaan odayaasha degmada.

Taliyaha Qaybta Bilayska magaalada Buuhoodle ee Somaliland Cabdikariim Ismaaciil ayaa noo sheegay in xaaladu hada ka soo raynayso,wuxuuna noo sheegay in ciidamo badan oo ka mid ah Itoobiyaankii ay durba guureen.

" Nabada magaaladu hada waa ka soo raynaysaa, arimaha ay u yimaadeen Buuhoodle ayaa ugu weyneyd arimha doorashadii ka dhacaysey Itoobiya,doorashadiina waa u dhamaatay hada,markaa inay dhamaan ciidamadooda la baxaan baan filaynaa,iyagana maanta ayaan ka filaynaa inay soo wareejiyaan gawaadhidii ay haysteen"sidaas waxaa yidhi Taliyaha Qaybta Bilayska magaalada Buuhoodle ee Somaliland Cabdikariim Ismaaciil oo aan la xidhiidhnay isaga oo ku sugan degmada Buuhoodle.

Dhanka Itoobiyaanka ayaan ilaa iyo hada qaadin talaabo fiican oo aanay weli sii dayn gawaadhidii iyo waxyaabihii kale ee ay dadka ka qabsadeen,arintaas oo ay balan qaadeen inay fulin doonaan.

Waxaa dhamaan dadka reer Buuhoodle isha ku hayaan talaabada ay qaadaan ciidanka itoobiyaanka ah,oo 8 qori loo keenay,meesha hal qori la waayey.

Dhanka kale waxaa sida ay noo xaqiijiyeen dad xog ogaal ahi wadahadal khadka taleefoonka ah yeeshay shakhsiyaad ka mid ah hogaanka SSC iyo saraakiisha iyo madaxda Somaliland,iyaga oo ka wada hadlay in colaad ka dhacda deegaanka Widhwidh la baajiyo,oo arimaha deegaankaasna lagu xaliyo si nabadeed.

Ilaa iyo hada ma cada waxa laga wada hadlay,iyada oo la xaqiijiyey inay jiraan dhaqdhaqaaqyo nadabeed oo ay odayaal labada dhinac u kala dab qaadayaan.


Image

Image

Image
Last edited by Khalid Ali on Wed May 26, 2010 10:35 am, edited 1 time in total.

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle pics

Postby malakumod » Wed May 26, 2010 10:33 am

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
haad been sheegeysid mid run u eeg baa la sheegaa. those picture were taken a year ago
http://www.togaherer.com/2009/10/28/cii ... buuhoodle/

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle pics

Postby Khalid Ali » Wed May 26, 2010 10:35 am

well even if that is true thats beyond the point col dalbac is in buhdoole as we speak with his ciidan right ta maad beeninaysa :D

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle pics

Postby malakumod » Wed May 26, 2010 10:43 am

well even if that is true thats beyond the point col dalbac is in buhdoole as we speak with his ciidan right ta maad beeninaysa :D
:lol: :lol: :lol:
for what i have heard dalbac is buhodle lunching rocket into space in order take somaliland for a moon landing

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle

Postby Khalid Ali » Wed May 26, 2010 10:44 am

hadaad niyada ku dhisaneysid :lol:

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle

Postby malakumod » Wed May 26, 2010 10:51 am

niyada ku dhisaneysid kulahaa.
walle khalid sxb this is the beging of the end for somaliland in SSC and that we got rid of ethiopia. walle ilahay mooyee cid kala baan igakaa celin. loool.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle

Postby Khalid Ali » Wed May 26, 2010 10:56 am

Dude i was hearing that for 19 years for 19 years somaliland was ruling sool sanaag and cayn ma wax cusub baad sameysey mise Xiiniyo cusub baad soo iibsatay , soo kii an oga uun maa tihid so ma tihid ki haye laga qaaday kii gar adag laga qaaday ki jidbaale laga qaaday kii ceel afweyn laga qaaday kii caynabo iyo quruliqud laga qaaday :mrgreen:

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle

Postby malakumod » Wed May 26, 2010 11:04 am

loooooooooooooooooo @ somaliland was ruling ssc for 19 years.
now coming back to the issue did u know that your man nuux tani is running around asking for a cease fire and for talks, whilst your party kulmiye is crying for peace becuase they are fearing that elections will be cancel once once full scale war starts.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle

Postby Khalid Ali » Wed May 26, 2010 11:16 am

loooooooooooooooooo @ somaliland was ruling ssc for 19 years.
now coming back to the issue did u know that your man nuux tani is running around asking for a cease fire and for talks, whilst your party kulmiye is crying for peace becuase they are fearing that elections will be cancel once once full scale war starts.
Bal beenta eeg where did Nuux ismacil taani say that bring me one source beentu ma fiicna Abaandulaha ciidanka qaranka shaqadisa waxa weye inu ilaaliyo qarranka somaliland :sland: :up:

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle

Postby sheekh-Farax-zero » Wed May 26, 2010 11:55 am

Malakumood

inkaari kugu dhacday,,, stop ruining this kids party, Qarxis is not good specially this time of the year,

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle

Postby Khalid Ali » Wed May 26, 2010 12:32 pm

Sheekh farax zero salan sare munafaq :D :up:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland Military officials arrive in buhoodle

Postby SahanGalbeed » Wed May 26, 2010 12:52 pm

Full scale war with whom ? with a couple of qurjile ? :lol:
War aabohood wasooyin daarodkani faan weyna !
Aniga haddi meesha la ii diri laha cagta marin laha walle iyo bille , nacdal ku dhacdeydan , la ma' barbaryo e ciida afka loo geliya . Somalida reeraha ugu cawaansan bay ka mid yihin kuwani , haddaad iska maslaxdo inaad ka baqayso bay moodaan , I have never seen people like these !


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 14 guests