Raggan sheekadoodi baan soo helay kow dhe !
Xaglatoosiye ninka la yidha waxaa lagu leeyahay Hargeysa ayuu ku dhashay waana dhakhtar jabhad is mood ah .
Ninkan kale Sabarey ay yidhahdaan na , waa dhulbahantihii isaga iyo Tuke berigii faqashta ina madhiyay , hadda sow maad garan ? Labada ba dawladda Kenya baa xidhay beri dhaweed oo argagaxiso baa lagu haystay . Ninka la yidha Jengali e wasiirka arrimaha dibadda dawladda sheikh dalxiis baa soo furtay . ya? .Ohio iyo Canada ayay ka kala yimaadeen na .
Adigu waxba hadalka intaa ku sii dari maaye , intaasuun baan soo ogaaday
