Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

abwaan qur'ubaxay oo ka baxay kulmiye

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

abwaan qur'ubaxay oo ka baxay kulmiye

Postby Bohol iyo karaman » Sun May 30, 2010 7:37 pm

Abwaan Mubarak qoorubaxay oo ahaa abwaankii sameeyay heesta Kulmiye, Oo Ka Baxay Kulmiye
Written by Mubarak qoorubaxay
May 30, 2010 at 09:40 AM
Waxaan si rasmi ah u cadaynayaa inaan ka baxay xisbigii KULMIYE, xubinimo iyo taageere ahaan intaba , aniga oo horena isaga casilay xilkii aan ka hadayey ee ahaa Afhayeenkii Laanta Sweden Sanadkii 2009 ee aynu ka soo gudubnay.

Waxaan leeyahay Siilaanyo waa mujaahid u qalma hogaaminta wadanka waxase ridaya kursigana ka hor taagan inta ugu dhow dhow iyo macaamilka ama hab dhaqanka Raaskiisa hoose ee ugu dhow oo keenaya inay umadu ka fogaato ama codkooda ay siiyaan cid kale.
Mana jirto wado aanaan u marin si loo saxo waxa khaldan xaalkuna wuxuu gaadhay ma i tidhi waa Kayd Rag.
Sidaa aawadeed waxaan cadaynayaa inaanu maanta laga bilaabo aniga iyo taageerayaal badan oo kale oo aan afkooda ku hadlayaaba si rasmi ah uga baxayno xisbiga KULMIYE.
Waxaanu cadayn doonaa xisbiga aanu taladayada iyo taageeradayadaba isugu geyn doono markaan dalka imaado dhowaan hadii alle idmo anigoo rajaynaya inuu noqon doono ka guulaysan doona .
waxaanan ugu baaqayaa dadka aanu isku fikrada iyo afkaarta nahay ee talada wadaagno in sidii dhaqanka iyo caadada inoo ahayd aynu isku soo gaadhi doono meesha taladeenu iyo codkeenuba noqon doonto.
Ma jecli inaanu u dhaqano sida raga xisbiga ay ka tegayaan sii aflagaadeeya waxaanse leeyahay "nin faras dabadii ka degey meel uga toolmoon buu waayey". Hadiise loo baahdo sababaha kelifay ka bixitaankan waxaan ku faahfaahin doonaa waqtigeeda.
Ilaahay xaqa ha ina tuso
Afhayeenkii hore ee laanta KULMIYE ee Sweden
Mubarak qoorubaxay

http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 17 guests