Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

taageerayaal hore uu taageeri jirey Kulmiye oo UDub so galay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

taageerayaal hore uu taageeri jirey Kulmiye oo UDub so galay

Postby Bohol iyo karaman » Mon May 31, 2010 7:07 pm

Taageerayaal Ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Kulmiye oo Maanta Ku Soo Biiray UDUB oo Xaflad Loogu Sameeyay Magaalada Burco+Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan oo Xafladaasi Ka Hadlay+Sawiro


Xisbiga Talada haya ee UDUB ayaa maanta u sameeyay xaflada balaadhan taageerayaal cusub oo ku soo biiray kuawaasi oo ka soo baxay xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye.

Xafaladani soo Dhaweynta ah ee maanat loo sameeyay taageerayaashan cusub ee ku soo biiray xisbiga Udub wasiira Dawlaha Arimaha Gudaha,Wasiirka Madaxtooyada,Wasiira Dawlaha Macdanta iyo Biyaha iyo madax sarsare ee xisbiga udub ka tirsan.

Waxaana ugu horayn xafladas ka hadlay gudomiyaha xisbiga UDUB ee Gobolka Togdheer Ayaanle Cismaan waxaanu sheegay in xisbiga UDUB ay taagerayaashan cusubi kala kulmi doonan soo dhawayn balaadhan yahayna xisbigani mid lo simanyahay dhamaan madax iyo mijaba waxaanu beniyay gudomiyuhu warar shegaya inayUDUB ibsato kaadhadhka cod bixinta dorashada madax waynaha ,sidoo kale waxa uu wax laga xishoodo ku tilmamay inay urur sado xisbiga kulmiye dadka aanu xilalaka ka qaadnay kuna timaman buu yidhi dad ka soo diga rogtay xisbiga Talada haya ee UDUB kuwaasi oo huwaya darajooyin aanay ka hayn xisbigan.



Waxa isaguna soo dhawayntan ka hadlay wasirka madaxtoyada Xasan Macalin waxanu sheegay inay aad iyo aad ugu faraxsanyihiin tagerayasha tirade badan ee maanta xisbiga Udub waxaanu ugu hanbalyeeyay wasiirku taageerayaashiisa inuu xisbigoodu u soo diyaarindoono buuga barnaamijka waxqabadkooda kaas oo noqondoona mid dalak horumar gaadhsiinaya.



Waxa kale oo uu sheegay Wasiirku inuu hanbalyo halkanu diraayo dadwaynaha reer somaliland sida fiican ee ay uga qayb qaaten nabad galyada iyo waliba badalada kadhadhka codbixiyayaasha ee lagu copdaynayo doorashada madaxtooyada ee 26june ka dhacaysa dalaka.



Waxaa kale oo isna xafaladan ka hadalay wasiiro Dawlaha Macdanta iyo Biyaha Farxaan Jaamac waxaanu tilamaamay in Xisbiga Udub yahay mid aan dhaj jalaqsi u sii nayn fadeexadaha ay wadeen xisbiyada mucaaridka ahi kuwaasi oo soo dhoodhoobaya waxaan jirin mahara habaabinayana umada reer Somalioland balse waxa uu sheegau Farxaan In dadku ay kala garanayaan qofkuu u danata ah iayaga.



Geesta kale waxaa iyana ka hadalay xafladaasi qaar ka tirsan taageerayaashii cusbaa ee ka soo baxay xisbiga kulmiye kuwaasi oo tilmaamay inay maanta uun soo galeen xisbigay onta badan doondoonayeen oo ah Xisbiga talada haya ee UDUB kaas oo mid aaan cid gaari lahayn balse waxay ku tilmaameen xisbiga kulmiye inuu yahay mid u gaara dad tirasn waa siday hadalalkooda u dhigeene.



Taageerayaashan cusub ayaa soo bandhigay kaadhadhkoodii aqoonsiga ee ka mid haanshaha xisbiga kulmiye taas oo isla goobtaasba ay ku wareejiyeem madaxda UDUB kamna codsadeen inay u soo sameeyaan kaadhadh cusub.

Ugu danbayntiina waxaa xaflaadaasi ka hadalay Xubno badan oo ka tirsan xisbiga talada haya ee UDUB heer Gobol iyo Heer Qaranba waxaanay dhamaantoodba soo dhaweeyeen taageerayaashan cusub eek u soo biiray kuwaasi oo ay ku tilmaameen inay yihiin kuwo aakhirkii garaty cid dalaka iyo dadkaba u danta ah.



Maaha markii ugu horayasay ee taageerayaak intaasi leega ay ku soo biiraan xisbiga UDUB balse xafaladan maanta ayaa noqonaysa tii ugu horaysay ee maamulka xisbiga UDUB ee gobolka Togdheer ay qabtaan tan iyo waqtigii ay gudiga Komiishanka Doorashooyinku ay ku dhwaaqeen xilga Ololaha Doorashada Madaxtooyada oo dalka ka bilaabmayasa maalinta khamiista ee inagu soo foolka leh.









Maxamed Cawed Maxamed

Oodweyne News/Burco Office

E-mail:cawad05@hotmail.com

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: taageerayaal hore uu taageeri jirey Kulmiye oo UDub so g

Postby Khalid Ali » Mon May 31, 2010 7:09 pm

:lol: :lol: :lol: :lol:

bohol hadu silanyo baddiyo ha ku biirin uun koonfurianska please :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests