Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Naw, naw ..widh,widh !

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Naw, naw ..widh,widh !

Postby SahanGalbeed » Wed Jun 02, 2010 9:36 am

Culimada Buuhoodle oo ku guuldaraystay inay qaboojiyaan colaada Buuhoodle iyo Widhwidh.
Warkii 01-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS
Waxaa maalmihii ugu danbeeyey isu taagay inay wixii karaankooda ka qabtaan arimha qalafsan ee ka taagan deegaanka Buuhoodle iyo Widhwidh qaar ka mid ah culimada degmada Buuhoodle,kadib markii ay halkaas ka dhaceen dagaalo sababay dhimasho iyo dhaawacba leh,iyo weliba barakac ku yimid bulshadii halkaas ku noolayd.


Culimada Buuhoodle qaar ka mid ah iyo weliba odayaal deegaankaas caan ka ah oo ay ka mid yihiin cuqaal ayaa ku baxay dhinaca degmada Widhwidh,waxayna markiiba kula kulmeen meel hawdka dhexe ah madaxda ururka SSC,waxayna isla meel dheigeen in la sameeyo xabadjoojin,oo arimaha la qaboojiyo,si dadkii qaxay guryahoodii dib ugu soo noqdaan.

Culimada ayaa sidoo kaleu gudbay dhinaca Widhwidh,iyaga oo la kulmay saraakiisha ciidanka Somaliland ee halkaas ku sugan,waxayna ka wada hadleen sida ugu haboon ee arimha ka soo cusboonaaday deegaankaas loo qaboojin lahaa,iyada oo goobtii kulankaas khadka taleefoonka lagula xidhiidhay madaxda sare ee Somaliland.

Hadaba markii ay culimadii dib mar kale ugu soo noqdeen kooxdii SSC,si ay ugu sheegaan waxay kala soo kulmeen Widhwidh ayaa waxay kala kulmeen weji gabax,oo waxaaba kolanyadii culimada ooda looga qaaday rasaas,taasoo aan waxba yeelin culimadii,waxayna si culimadii dib uug noqdeen degmada Buuhoodle,iyagoo halkaas kula kulmay bulshada deegaankaas,ugana warbixiyey sdiay wax u dhaceen.

Ma cada meesha uu ka yimid is fahan la'aanta culimada iyo ururka SSC hogaankiisa,waxaase jira kala shaki soo kala dhexgalay,kaasoo ku salaysan wadaadada oo looga shakiyey inay ku dhow yihiin dhinaca Somaliland.

Arintu si kastaba ha ahaatee sdia aan wararka ku helayno,waxa culimadu ay labada dhinacba ka codsadeen in xadadjoojin la sameeyo,.kadibna wadahadal la furo,arintaas oo aan suurto gelin.

Afnugaal News Desk

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Naw, naw ..widh,widh !

Postby hargaysaay » Wed Jun 02, 2010 9:49 am

sahan arintan buuhoodle si qayral caadiyay kuu taabatay ma istidhi

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Naw, naw ..widh,widh !

Postby SahanGalbeed » Wed Jun 02, 2010 9:56 am

Maye in waxay tahay argagaxisada dhulbahantuhu waa in dadka la tusa .Culimadii magaladoodi ka soo baxday bay xabad ku fureen :lol: inkaari idin ku dhacday dheh


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 7 guests