Page 1 of 2
Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part.....
Posted: Thu Jun 03, 2010 8:52 pm
by Siciid85
Waraysi Muhiim Ah Oo Oodweynenews.com La Yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Sarar Ku Maraya Gobolka Daad-madheedh [Oodweyne]
Hargeysa (Oodweynenews)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa shaaca ka qaaday inay natiijo fiican kala kulmeen safar kor-meer ah oo wefti u hogaaminayaa ay ku marayaan deegaanka Gobolka Daadh-madheedh [Oodweyne].
Sidan-na Gudoomiyuhu waxa uu ku sheegay waraysi aanu khadla Telefoonka kaga qaadnay isaga oo ku sugan Tuulada Gudubi oo ka tirsan Gobolka Daad-madheedh, halkaas oo isaga iyo weftiga uu hogaaminayaa ay caawa u hoyanayaan.
Waxaana uu sheegay in si ballaadhan loogu soo dhaweeyey guud ahaan magaalooyinka iyo Tuulooyinka Gobolka Daad-madheedh, isaga oo tibaaxay inay dadka kala hadlayeen sidii ay codkoosa u siin lahaayeen xisbiga UCID, oo uu ku tilmaamay xisbiga keliya ee ay ku jirto badbaada Somaliland.
Waxa kale oo uu tilmaamay marka uu u soo dhamaado safarka ay ku marayaan Deegaanka Daad-madheedh inay uga sii gudbayaan dhinaca Gobolka Togdheer, halkaas oo uu tilmaamay inay maalinta sabtida ah kaga qayb-gelayaan isu-soo-baxa ololaha doorashada ee xisbigiisu ku soo bandhigayo Gobolada dalka oo dhan.
Mar aanu Gudoomiyaha waydiinay waxa ka jira wararka sheegaya inay xisbiga UCID dibada uga imanayaan masuuliyiin ay ka mid yihiin Mujaahid Axmed Mire Iyo Muj.Ibraahim Maygaag Samatar, waxa uu xusay inay arrintaasi tahay mid jirta, isla markaana ay sugayaan xubnahaas iyo kuwo kale, oo ka qayb-qaadanayaa isbedelka Somaliland u baahan tahay.
Halkan ka dhegaysta waraysigaas oo dhinacyo kala duwan taabanaya:- --
http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=18920
Oodweynenews.com/Hargeysa Office
Re: Muj.Axmed Miire & Ibraahim Maygaag Samatar to take part.
Posted: Thu Jun 03, 2010 8:56 pm
by The_Emperior5
Qollada oodweynenews wa funny Why not Write also Mujaheed iebrahien meygaag samatar Ileen he was high ranking snm Official. he was even a vice chairman of SNM.
Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Thu Jun 03, 2010 9:00 pm
by Siciid85
Emperior, strange i always though Ibrahim Meygaag samatar was a singer
nevermind that they might have made a mistake though, it seems interesting Muj.Axmed Miire , Muj. Meygaag Samatar and many more are voicing their support for UCID.
Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Thu Jun 03, 2010 9:05 pm
by The_Emperior5
Emperior, strange i always though Ibrahim Meygaag samatar was a singer
nevermind that they might have made a mistake though, it seems interesting Muj.Axmed Miire , Muj. Meygaag Samatar and many more are voicing their support for UCID.
Loool@ Singer he was first the Ambassador to Germany for somalia , before he defected to SNM the guy is close related to me very close waliba. and he even helped faisal cali waraabe set up the Xisbi before he moved to japan were he teaches at a University. Its good that Both of these mujaheed support ucid
Watch here abdilahi askar iebrahien meygaag samtar
[youtube]X9fNqOPO7mI&feature=related[/youtube]
Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Thu Jun 03, 2010 9:08 pm
by Siciid85
Emperior, your right i just checked his background about his life he defected from the regime of siad bare in 1981 and first sought asylum in america before joining the SNM and becoming chairman of its Central Committee, anyways it a good thing both Muj's are supporting UCID.

Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Fri Jun 04, 2010 10:00 am
by hargaysaay
why would they support ucid arent they kulmiye i dont get it, or are they just raising the pressure on udub
Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Fri Jun 04, 2010 11:23 am
by Khalid Ali
why would they support ucid arent they kulmiye i dont get it, or are they just raising the pressure on udub
Muj iebrahien meygaag samatar never supported Kulmiye he was even one of the founders of ucid alongside with faisal cali waraabe.
Muj And axmed mire was always indifferent about somaliland politics, But both of them are supporting ucid now
Re: Muj.Axmed Miire & Ibraahim Maygaag Samatar to take part.
Posted: Fri Jun 04, 2010 11:24 am
by Dhaga Bacayl
Qollada oodweynenews wa funny Why not Write also Mujaheed iebrahien meygaag samatar Ileen he was high ranking snm Official. he was even a vice chairman of SNM.
Ibrahim Maygaag actually did more behind the scene political strategy for the SNM than most people who are actually claim to be Mujaahids.
He later made internal mistakes that haunt him until today.
Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Fri Jun 04, 2010 11:33 am
by Siciid85
why would they support ucid arent they kulmiye i dont get it, or are they just raising the pressure on udub
Muj iebrahien meygaag samatar never supported Kulmiye he was even one of the founders of ucid alongside with faisal cali waraabe.
Muj And axmed mire was always indifferent about somaliland politics, But both of them are supporting ucid now
Waad sidaad sheegtay.
Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Fri Jun 04, 2010 11:35 am
by Khalid Ali
Muj axmed mire once said in London ragg farra badan oo meesha fadh fadhiya from all kind of isaaq subclans., wuxu yihdi Isaaq na waan u hiiliyey Mar , Garxajis na wa uu hiiliye mar , Dee imika iska noolada oo dalkina dhista

Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Fri Jun 04, 2010 1:46 pm
by hargaysaay
ok ibraahim meygaag I get it the reason he is spporting ucid, but muuse biixi come on guys muuse is promised to reatain his former position the ministry of internal affairs if kulmiye wins how the fuck can he support ucid it is just pure bolshit
axmed mires say is completely true isaaqna wuu u kacay garxajisna wuu u kacay waa muj kaliya ee hy ee ciidagale markay hargeysa ka dagalamayen dhinac istaagay isaga iyo ninkii xuseen dheere la odhan jirayba
Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Sat Jun 05, 2010 7:58 am

Kana muuse bixi bay kaga dhagtay where is muuse bixii supporting ucid

hargeyse u Confused as usual.
Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Sat Jun 05, 2010 8:01 am
by hargaysaay
Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Sat Jun 05, 2010 8:01 am
by The_Emperior5
Re: Muj.Axmed Miire & Muj. I Maygaag Samatar to take part...
Posted: Sat Jun 05, 2010 8:04 am
by hargaysaay
but I dont get it faysal ws the garxajis poloticians that supported cigaal ilahay ha u naxaristee, and ina mire was those who fought him how do they get along, mise ina mire wuu u yara qabyaaladaynayaa