Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Maydh Support UDUB BIG TIME

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby Bohol iyo karaman » Tue Jun 08, 2010 4:53 pm

Bulshada Reer Maydh oo Shaaca Ka qaaday Taageeradooda Xisbiga Udub. (Daawo Sawirrrada).
Written by Qarannews
Jun 08, 2010 at 05:24 PM
Ceerigaabo(Qarannews) Iyadoo sida la ogyahay lagu guda jiro ayaamaha dhoolla-tuska axsaabta qaranka eek u waajahan doorashada madaxweynaha Somaliland ee foodda innaku soo haysa ayaa kasokow fagaarayaalka maalinba xisbiga u leh taageerayaalkiisu isugu imanayaan waxa taas bar-bar socota is-abaabulka goonni-goonnida ku salaysan ururro beelo iyo degaan ahaanba.


Haddaba xaflad ballaadhan oo caawa lagu qabtay gudaha magaalada Ceerigaabo oo ay soo abaabuleen bulshada ku dhaqan magaalo-xeebeedka Maydh oo iyagu xilligan usoo xagaa baxay gudaha magaalada Ceerigaabo iyo degaannadeeda waqooyiga. Ayna kazoo qayb galeen Wasiir-kuxigeenka caddaaladda Yuusuf Ciise Tallaabo Maayorka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Guddoomiyaha Udub ee gobolka Sanaag Cali Ismaaciil Barre Madax-dhaqameedyo Guurti Dhhallinyaro iyo dadweyne kale oo aad u tiro badan ayaa waxa bulshadan reer Maydh halkaas ka caddeeyeen in ay yihiin goobihii ugu horreeyey ee xisbigan taageerayaalkiisa laga diiwaan geliyey ilaa iyo imminkana ay taageeradooda sidii ugu hayaan oo codkoodana siin doonaan xisbiga haya talada dalka Somaliland ee Udub iyo Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin.



Wasiir-kuxigeenka caddaladda Yuusuf Ciise (Tallaabo) oo isaguna halkaas ka hadlay ayaa yidhi

"Hadalka waxa ugu khayr badan kan yar ee ujeeddadu ku dhan tahay markaa waxan leeyahay meelaha ugu da'da weyn dalkeenna waxa ka mid ah Qaw iyo Maydh iyo Seylc waana meelihii ay kazoo bilaabmeen dadkii laga tafiirmay gaar ahaan odayaasha lg soo farcamay sida Ciise Samarroon Isaaq Daarood iyo qaar kale oo fara badan". isagoo intaas kusii daray

"Maydh waxa layidhaahdaa goobta qudbiga Sheekhu yahay oo 900 sano ka hor qudbigaasi jirey halka magaaladu ku taalna waxa la yidhaahdaa Jid-carareed". "Maydh labada xukun ee ka jira Uulul-cilmiga iyo Uulul-xukmi markaa ninka halkaas ka hadlay labadaas xukun mikoodna ma ahayn Maydhna Sahanba ma ahee waa jirriddii markaa gojoxo geel in gunti la geliyo ka weyne waxaas waxba kama jiraan haddii cidda la sheegayaa ka tagtayna waa cid gaarkeeda u tagtaye xukunkii iyo xertii midna ma ahayn".

Maayorka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur oo isaguna halkaas ka hadlay ayaa yidhi "Aad iyo aad ayaan idiinku mahad celinayaa xafladdan qiimaha leh ee aad qabateen ee noogu yeedheen". Isagoo hadalkiisa sii watana wuxu yidhi

"Maydh waa Ardal-muqaddasa waana meeshii laga soo tafiirmay waana degmo jirta iyo degaan ka fac weyn degaannada Oogada mana aha meel been laga sheegi karo ama laba saddex qof odhan karaan waannu soo wareegney sida aad idinkuba sheegteenna magacyo ururro ayaa la sheegay markaa waxan leeyahay meeshu waa degmo bulshadeedii iyo madax-dhaqameedkeedii iyo waxgaradkeedii iyo dhallinyaradeedii iyo haweenkeediiba waa kuwan markaa inta halkan fadhidaa waa ka turjumi kartaa reer-Maydh dadkana waa lakala yaqaanoo intii Maydh u talinaysey halka ayay fadhiyaan inta sharafta leh ee suuqa joogtana waannu naqaannaa oo iyaguna dadkii halkaas ka hadlay kama mid ahayn laakiin arrimaha imminka soo baxay ayay ka mid tahay Anna way kan oo qofba wuxuu rabo uu iska sheeganayo laakiin qofka legh dad ama degaan anigaa metela waa in uu ka fiirsadaa Maydhna magaceeda waxan leeyahay yaan lagu cayaarin".



Suldaan-Cali Yuusuf Cabdi (Badda-cas) oo isagu kazoo jeeda degaanka Maydh oo munaasibaddan ka hadlay ayaa yidhi

"Aad iyo aad ayaan Reer-Maydh ahaan idiinka mahad celinayaa xafladdan ballaadhan ee aad soo abaabusheen kuna muujiseen in aad taageersan tihiin xisbiga Udub. Madax-dhaqameedkuna waa dhex haseyeeshee marnaba mucaarad ma noqdo oo in aannu la shaqayno maammulka jira waa nagu waajib". "Innagu dad xaddaarad kazoo jeeda ayaynu nahay oo qaababkii wax lagu dooran jirey ayanu maraynaa nabadgelyadana waa in aynu mar kastaba adkayno idinkuna haddii aad usoo baxdeen taageerada Udub cidina idinma odhan karto maxaad Udub u taageeraysaan waadna ku mahadsan tihiin".

Guddoomiyaha Udub ee gobolka Sanaag Cali Ismaaciil Barre oo isaguna halkaas ka hadlay ayaa yidhi

"Deegaanka Maydh ma aha mid dad tiro yari sheegan karaan haseyeeshee iyadoo aannu ku qanacsan nahay kuna faraxsan nahay munaasibaddan waxannu leenahay maalinta doorashada murmiba maynee reer-Maydh waa muuqan doonaan Sahan iyo cid wax kale sheetagaana wayska hadhi doonaan markaa ballanteenu waa 26-ka June iyo Udub".

Siciid Max'ud Ismaaciil (Bidaar) oo isaguna hadal kooban halkaas ka jeediyey ayaa yidhi "Reer Maydh waxan leeyahay dariiq cusub ayaad bilawdeen degmo kasta oo halkan laga xukumaana oo ay ka mid tahay degmada Yubbe ee aan kazoo jeedo waa in ay sedan oo kale isu caddeeyan". "Waxan kaloo idinkula dardaarmayaa gaar ahaan haweenka idinkaa xagga ololayaasha nagaga fir-fircoone ballanteennu waa laba xiniinyood iyo 26-ka June iyo codkeenna oo Udub ah iyo isku duubnaan".



Marwo-Farxaan Axmed Gurey oo iyaduna halkaas ka hadashay ayaa tidhi "Haddii aan ahay guddoomisada Ololaha doorashada Garabbada haweenka Udub ee degmada Ceerigaabo waxan halkan ka sheegayaa xaflad dhowan Kulmiye halkan (C/gaabo) ku qabteen oo laga sheegtay laamo (Sahan one & Sahan two) oo leh waxannu ku shubannay xisbiga Kulmiye Maydh waa degmo weyn ee ma aha wax qarsoon ama meel hal nin iyo cid gaar ah toonni ka turjumi karto mana jirto cid reer Maydh ama Sahan 1 & 2 toonna ah oo Kulmiye ahi taasina waa arrinta xafladda halkan lagu qabtay lagu beeninayo ayna reer Maydh caddaynayaan in aan waxba ka jirin".

Guddoomisada Garabka Haweenka Udub ee degmada Maydh Seynab Siciid Carraale oo iyaduna hadal kooban halkaas kazoo jeedisey ayaa tidhi

"Annagu Udub markii la aasaasy waxannu ka mid ahayn kuwii ugu horreyey ee loo diiwaan geliyey ilaa iyo maantana sidii ayaannu u taageersan nahay kamana labanayno marnaba xisbiga Udub mana jirto cid reer-Maydh sheegata oo xisbi mucaarad ah u adeegaysaa".

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby Khalid Ali » Tue Jun 08, 2010 4:56 pm

even sheikh isxaaq is against udub , He said fuk of udub, iga dul qaada waxa kan :lol:

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby Cali_Gaab » Tue Jun 08, 2010 4:58 pm

Wow Bohol, wow!

After ducking and diving for the past few days and going through blood sweat and tears on Google search trying to find articles to boost your moral, this is the best you've come up with?

Seriously?

Maydh?

Poor soul :lol:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby Siciid85 » Tue Jun 08, 2010 4:59 pm

Bohol, why didn't you post the pictures they are on here anyway it's no secret most of Erigavo district is supporting UDUB.


http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby oldenglish » Tue Jun 08, 2010 5:00 pm

So all 5 people came outside? :lol:

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby Khalid Ali » Tue Jun 08, 2010 5:00 pm

Wow Bohol, wow!

After ducking and diving for the past few days and going through blood sweat and tears on Google search trying to find articles to boost your moral, this is the best you've come up with?

Seriously?

Maydh?

Poor soul :lol:
maydh waxa daggan sheikh isxaaq iyo 8 qoff eeh qabrigisa ilaaliya :lol:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby Siciid85 » Tue Jun 08, 2010 5:01 pm

oldenglish, warsangeli 5 people ma garan horta? :lol:

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby oldenglish » Tue Jun 08, 2010 5:01 pm

oldenglish, warsangeli 5 people ma garan horta? :lol:

They're all in Mayd :lol:

All 30,000 :lol:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby Siciid85 » Tue Jun 08, 2010 5:04 pm

Oldenglish, don't lie to me sxb we know you and highland and your 5 other nicks :lol: are properly the only warsangelis alive. 8-)

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby oldenglish » Tue Jun 08, 2010 5:08 pm

All 5 of my nicks were in Mayd :lol:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby Siciid85 » Tue Jun 08, 2010 5:30 pm

Emperior, Maydh is nearly as big as Baligubadle in google earth with even more better houses standing while baligubadle houses look like carishes and the map of Maydh it was in 2004 so take your bullshit somewhere else, Maydh is bigger then Widhwidh, Xiis, Lughaya,bulahaar and other more places, not to forget Maydh district itself includes alot of farming villages such as Rugay and many more.
Last edited by Siciid85 on Tue Jun 08, 2010 5:35 pm, edited 1 time in total.

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby oldenglish » Tue Jun 08, 2010 5:34 pm

2009. Mayd is 15 houses plus a bunch of makeshift huts. No one lives there after the monsoon season and its less than 20 people. I've been to Mayd and went their during a fishing trip from Laas Qoray. It took 30 mins.

Siciid is a complete JOKE. I feel sorry for this kid. I know it hurts that Burco is owned by other people and theirs nowhere else for you. But 30,000 people? There isnt ELECTRICITY, SCHOOLS, WATER its a deserted village.

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby oldenglish » Tue Jun 08, 2010 5:36 pm

Emperior, Maydh is nearly as big as Baligubadle in google earth with even more better houses standing while baligubadle houses look like carishes and the map of Maydh it was in 2004 so take your bullshit somewhere else, Maydh is bigger then Widhwidh, Xiis, Lughaya,bulahaar and other more places, not to forget Maydh district itself includes alot of farming villages such as Rugay and many more.


XIIS IS BIGGER.. this kids on crack. And theres about double the amount so add another 10 people. :lol:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby Siciid85 » Tue Jun 08, 2010 5:36 pm

Oldenglish, las qoray kula weyna? :lol: there is 9 proper houses standing in las qoray, so lets not kid ourselfs all coastal places in somaliland are kinda small with the expection of berbera, and go check xiis on google earth it's half of maydh :roll: you dumb wasakhgali.

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Maydh Support UDUB BIG TIME

Postby oldenglish » Tue Jun 08, 2010 5:39 pm

Oldenglish, las qoray kula weyna? :lol: there is only 9 houses proper houses standing las qoray.

Siciid. Wallahi YOUR ON CRACK. I swear to allah your on something. You embarrased yourself claiming Mayd. Its not even a village, forget anything else. I know its hard since your Habar Yonis and Habar Jeclo owns Burco. You have nowhere else but that doesnt make it a fact that some coastal makeshift 15 home and shakes = 30,000 Habar Yonis's. I honestly feel bad for you.

Go to Mayd, go to Sanaag. Hope you dont commit suicide or cross the wrong Warsangeli.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 9 guests