Page 1 of 1

Gabey aad uu qiimo badan oo la magac baxay Hanbadii Riyaale

Posted: Tue Jun 08, 2010 5:27 pm
by oldenglish
Gabey aad uu qiimo badan oo la magac baxay Hanbadii Riyaale oo ku wajahan Raga Riyaale uu ku hayo Hoteelada Shiidka ee Hargeysa

Cumar Sanaag oo ah Abwaan reer Maakhir ah isla markaana gabyaa ilaahey ku maneystey Murtida iyo gabayada ayaa waxa uu tiriyey gabeygan iyo kuwo kale oo tiro badan isla markaana aanu qaarkooda soo baahin doono hadii eebaha Weyni inoo saamaxo.

Caro Maakhir oo ka tirsan maamulka Puntland hase yeeshee ku dayacan maamulkaas ayaa sida lawada ogsoon yahay rag u dhashey u shaqo doonteen Geyiga Waqooyi Galbeed isla markaana maalmahan u hanqal taagayey iney keenaan daasado la doonayo in Riyaale loogu codeeyo.

Abwaan Cumar Sanaag isagoo taas ka doodaaya ayuu waxa uu gabeygiisan oo uu ugu magac darey Hanbadii Riyaale ayuu waxa uu ku bilaabey sidatan.

Hanbadii riyaaliyo ninkaa halaca leefaaya
hamuun hore ugu raagtuu qaboo waaku hamashoobey
hahay reer tolkii waa nimey dayra ku ogeyde

Waxa kaloo uu abwaanku ku xejiyey isagoo ka cabiraya sharaf darada ay ku sugan yihiin wax ma garatada Riyaale u sacab tumeysa waxana uu yiri Cumar.

Hadal habari tiri miyuu qalin ku hoomaarshey
hogta loo qodayana ma oga hoolif dacawaale
hahay reer tolkii waa nimey dayra ku ogeyde.

Gabeygu waa bilow Abwaan Cumarna doodiisii waa sii watey waxana ka mid ahaa beydadka Gabeygiisa.

herta haashka loo tuuro baad daba hashleysaayee
huguraa kugeeyee tolkaa kama habawdeene

Afkaaga caano lagu qabey, Abwaan cumar waa sii watey waxana uu yiri.

sida awr hayina oo warqado heerya lagu saaray
hayla imaanin heeryadaad sidoo horumar moodeyso
hoori liita weligiiba waa habaqtamaayaaye
hoobaan inuu hubuq kudhoho xuunsho haygeede
ha ii keenin nimankaa hawada horumar moodaaya.

Hadaba Akhriste gabeygii oo maqal ah waakan ee dhegeysi wacan oo wanaagsan.

Re: Gabey aad uu qiimo badan oo la magac baxay Hanbadii Riya

Posted: Tue Jun 08, 2010 5:40 pm
by Keyse_0208
even though i didnt read anything u wrote, i just felt like replying to my Half brothers post to make him feel special :D :D :up:

Maakhir 4- To the Grave

Re: Gabey aad uu qiimo badan oo la magac baxay Hanbadii Riya

Posted: Tue Jun 08, 2010 5:41 pm
by oldenglish
More like garac :lol:

Maakhir 4 Life :up:

Re: Gabey aad uu qiimo badan oo la magac baxay Hanbadii Riya

Posted: Tue Jun 08, 2010 5:44 pm
by Keyse_0208
:lol: :lol: :lol: .. yo old u know what they say Fam.. "If you keep saying it, you will eventually convince yourself"

Maakhir to the Blood-claaat Salmon Fish :sland:

Re: Gabey aad uu qiimo badan oo la magac baxay Hanbadii Riya

Posted: Tue Jun 08, 2010 5:53 pm
by oldenglish
Keyse- its a shame you claim to be Isaaq. But you gotta survive :lol: :up:

Re: Gabey aad uu qiimo badan oo la magac baxay Hanbadii Riya

Posted: Tue Jun 08, 2010 6:00 pm
by Keyse_0208
Keyse- its a shame you claim to be Isaaq. But you gotta survive :lol: :up:
this is what u wrote in the other topic in the maakhir section :lol:
alot of warsangeli sub-clans today, claim to be isaaq

:lol: You said it bro.. now i undrestand your Pain, to be thinking in order to survivie one must claim to be from the Blessed Family :D ... do your thing oldenglish, im sure ur application will be approved since u are a cool Salmon .. :D :up:

Re: Gabey aad uu qiimo badan oo la magac baxay Hanbadii Riya

Posted: Tue Jun 08, 2010 6:18 pm
by Dhaga Bacayl
Gabey aad uu qiimo badan oo la magac baxay Hanbadii Riyaale oo ku wajahan Raga Riyaale uu ku hayo Hoteelada Shiidka ee Hargeysa

Cumar Sanaag oo ah Abwaan reer Maakhir ah isla markaana gabyaa ilaahey ku maneystey Murtida iyo gabayada ayaa waxa uu tiriyey gabeygan iyo kuwo kale oo tiro badan isla markaana aanu qaarkooda soo baahin doono hadii eebaha Weyni inoo saamaxo.

Caro Maakhir oo ka tirsan maamulka Puntland hase yeeshee ku dayacan maamulkaas ayaa sida lawada ogsoon yahay rag u dhashey u shaqo doonteen Geyiga Waqooyi Galbeed isla markaana maalmahan u hanqal taagayey iney keenaan daasado la doonayo in Riyaale loogu codeeyo.

Abwaan Cumar Sanaag isagoo taas ka doodaaya ayuu waxa uu gabeygiisan oo uu ugu magac darey Hanbadii Riyaale ayuu waxa uu ku bilaabey sidatan.

Hanbadii riyaaliyo ninkaa halaca leefaaya
hamuun hore ugu raagtuu qaboo waaku hamashoobey
hahay reer tolkii waa nimey dayra ku ogeyde

Waxa kaloo uu abwaanku ku xejiyey isagoo ka cabiraya sharaf darada ay ku sugan yihiin wax ma garatada Riyaale u sacab tumeysa waxana uu yiri Cumar.

Hadal habari tiri miyuu qalin ku hoomaarshey
hogta loo qodayana ma oga hoolif dacawaale
hahay reer tolkii waa nimey dayra ku ogeyde.

Gabeygu waa bilow Abwaan Cumarna doodiisii waa sii watey waxana ka mid ahaa beydadka Gabeygiisa.

herta haashka loo tuuro baad daba hashleysaayee
huguraa kugeeyee tolkaa kama habawdeene
hahay reer tolkii waa nimey dayra ku ogeyde.

Afkaaga caano lagu qabey, Abwaan cumar waa sii watey waxana uu yiri.

sida awr hayina oo warqado heerya lagu saaray
hayla imaanin heeryadaad sidoo horumar moodeyso
hoori liita weligiiba waa habaqtamaayaaye
hoobaan inuu hubuq kudhoho xuunsho haygeede
ha ii keenin nimankaa hawada horumar moodaaya.

Hadaba Akhriste gabeygii oo maqal ah waakan ee dhegeysi wacan oo wanaagsan.

That line doesn't qualify the rule of Somali poetry. Ku noqo....

Re: Gabey aad uu qiimo badan oo la magac baxay Hanbadii Riya

Posted: Tue Jun 08, 2010 6:22 pm
by oldenglish
Keyse- its a shame you claim to be Isaaq. But you gotta survive :lol: :up:
this is what u wrote in the other topic in the maakhir section :lol:
alot of warsangeli sub-clans today, claim to be isaaq

:lol: You said it bro.. now i undrestand your Pain, to be thinking in order to survivie one must claim to be from the Blessed Family :D ... do your thing oldenglish, im sure ur application will be approved since u are a cool Salmon .. :D :up:

Its called a confederation the rahanweyn mastered it and so did your adoptive parents. :)