Xisbiga Mucaaradka ah ee kulmiye wuxu ku caan baxay in uu urursado ashaqaas aan magac fiican ku lahayn siyaasada iyo Somalilandba waxa kaa mid ah
Ismaaciil Faqash "waa ninkii markuu wasiirka ahaa cabudhin jirey Mucaaradka"
Gaboose
Abiib Timacade (wasiir hore oo udub ahaan gudanakariwaayey shaqadiisii)
Muse Biixi (aabayaashii dagaalkii Sokeeyee)
Ina Kaahin (aabayaashii Dagaalkii Sokeeye)
Cabdi Aw Daahir (aabayaashii dagaalkii Sokeeye)
Tiro Ma leh