Moderator: Moderators




looooooooooooool @ this primitive tribal politics. soo much for democracy. walla kuwani maalin cad bey riyoodaan.

Salaadiinta Subeer Awal Oo Go’aamiyay In Beeshu Taageero Buuxda Siiso Xisbiga Kulmiye
Hargeysa, June 14, 2010 (Haatuf)-Salaadiinta beelaha Subeer Awal ayaa si buuxda u go’aamiyay in beeshu taageeradeedii isugu geyso xisbiga ugu weyn mucaaridka ee Kulmiye.
Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan C/laahi suldaan C/raxmaan ayaa shaaca ka qaaday in kaddib shirar isdaba joog ah oo ay yeelanayeen salaadiinta beelaha Habar Awal ay u arkeen marxalada haatan dalku marayo inuu ka saari karo, isla markaana lagu aamini karo xisbiga Kulmiye ee uu u sharaxan yahay Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ay ku tilmaameen inuu yahay ruug cadaa siyaasi ah.
Suldaan Xasan Suldaan C/laahi suldaan C/raxmaan oo xalay u waramayay idaacada madaxa banaan ee Radio Horyaal ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “ imika waxaan kaala hadlayaa daarta beelaha Subeer Awal ee Hargeysa, halkaasoo uu ka socday shir salaadiinta beeshu ku jireen muddo saddex bilood ah oo ay beeshu kaga tashanaysay aayaheeda iyo guud ahaanba aayaha dalka, markaa shirkaasi meel fiican oo qurux badan ayuu biyo dhigay oo axaabta iyo cid waliba ogtahay, markaa waxanu isugu yeedhnay tusmooyinkii beeshu ka koobnayd min bari ilaa galbeed halkaas oo aanu ku raadinaynay xogta dhabta ah ee beesha, go’aamo wanaagsanina way ka soo baxeen, taas oo la isku raacay in maanta dalku isbedel u baahan yahay marxaladana uu inaga saari karayo xisbiga Kulmiye ee uu hogaamiyo, islamarkaana uu musharaxa madaxweyne yahay Mujaahidka ruug cadaaga ah ee Axmed Siilaanyo”. Ayuu yidhi Suldaan Xasan. Waxanu intaa ku daray in shirarka socday mudada 3-da bilooda inay u dhamaayeen salaadiinta beelaha Subeer Awal.
Ugu dambeyntii waxa uu suldaanku sheegay in beelaha Subeer Awal horena Kulmiye aasaaskii uga qayb qaadatay kana tirsaneyd isla markaana labada xisbi ee kale ku kala jirtay balse haatan go’aan ku gaadhay beeshu inay taageeradeedii isugu geyso xisbiga Kulmiye.Source haatuf.com




So why didn’t say Suldaanka HA instead. Doesn’t Suber Awal exclude so other HA members?
since when was buhodle a different country?.looooooooooooool @ this primitive tribal politics. soo much for democracy. walla kuwani maalin cad bey riyoodaan.
Atleast our Elders and clan elders are not homeless![]()
or in exile.

Only the 2 garaad jamacs are in buhoodle where are all the other 12 garaadssince when was buhodle a different country?.
sxb just continue your primitive tribal politics and stick to what u know

Emp who are Cali Awal never heard of them b4,and if they don't live Somaliland then where do they liveSo why didn’t say Suldaanka HA instead. Doesn’t Suber Awal exclude so other HA members?
Inadeeer suldaanka subeer awal = Suldaaanka habarawal the only habarawal excluded from suber awal is cali awal and they dont even live in somaliland
Subeer awal includes all ciise muse all sacadmuse all cigalle muse cabdalle muse etc.



Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: Bing [Bot], MrSinister and 20 guests