Page 2 of 2

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 1:54 pm
by Mr_Alfaas
Where have you been then Alfas
aar abti magaaladan dhinac kaga jiro...xita magacyadi ayan xasuusan waayey...aad ban ku salamaya seemeyer.... :up:

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 1:55 pm
by Mr_Alfaas
aad baan ku salamay alfaas inadeer waxan is yidhi ninki so noqon wa ,, waxan is yidhi mala wuxu is yidhi koley meeshi la igu darii wa eeh an iska dhaqajiyo :lol:
ehehehe aar abti maaha.....anu de hore uma xanaaqo,abti.....niyow bahalki aan kaaga sii dardaarmay ma iska daysey mise waad wada wali.... :lol: :lol:

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 1:56 pm
by Mr_Alfaas
Mr. Alfaas,

geestayada waa nabad!
anagana waa sidaa si le eg hadaanay kaba badneyn sxb. :lol:

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 2:02 pm
by Mr_Alfaas
Alfaas MudANE SOO DHOWOOW...
mahadsanid oday liqaaye....KULMIYE Forever.. :lol: :lol:

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 2:03 pm
by Keyse_0208
Mr al Faas salaan sare brother, how's life in pakistan, talibankii wali meydin soo gaadheen dhinacaaga :lo

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 2:05 pm
by Mr_Alfaas
Mr al Faas salaan sare brother, how's life in pakistan, talibankii wali meydin soo gaadheen dhinacaaga :lo
Keyse inader aar fiicnaan laheyda taliban xagayaga soo gaadhan waanba ku biiri lahaaye....xagan xita qaar suldaanka guud ka shaki badan ba jooga. :lol: :lol:

Re: Salaan.

Posted: Tue Jun 15, 2010 7:27 am
by Siciid85
salaanta wa laga qaday inadeer.

Re: Salaan.

Posted: Thu Jun 17, 2010 8:48 am
by Mr_Alfaas
salaanta wa laga qaday inadeer.
aad ayaan kaa gudoomay inader.

hows ucid going on.....waxan maqlay kulmiye aya oodweyne si aad ah loogu soo dhaweyee, :lol: