sxb where did silanyo dad ku kala qeybiyey halkee bu dagaal ka riiday? can u tell me thatRW Dahir Rayaale Kaahin karama laa socda waa nabadraashe maalinta madaxweyne-ku xigeen loo magacabaay 1997 waa maalinti dagaal sookeyaada isaaqu dhexdoodi joogsadeey 13 sanno nabad iyo caano dhulku ahaa . dhanka kale siiraanyo waa dagaal-ooge qabyalaad iyo kalaqeybiin jecel. kaa fiirso tageerada haku ciiyaarin mustaqbalka caruurta
daahir riyaale maxanu ku doorana ba lugu weydiye maxanu codkayaga u siinay wixu u no balan qaaday 2003 ma fulliye dalku was nabbad before riyaale came to power , nabbadu hormar maha, dawladi maxammad siyaad bare dadku nabbad bay ahayeen laakin dawladi maxammad siyaad bare ma odhan jirin nabbad baanu idin keenay they said warshada kaluunka warshada sibidhka warsada digaaga warshada dhakra warshadi cocola dibu dhiski wadooyinka , aya wax qabbad la yidha , dawlada daahir riyaale warshad ma ino dhistay and dont tell me the private own companies wax ay dawladu leedahay oo ay dalka galisay ?





