Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BEESHA REER HEBEL AYA NAGU SOO BIIRTAY QARAN LAGUMA DHISO IS

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

BEESHA REER HEBEL AYA NAGU SOO BIIRTAY QARAN LAGUMA DHISO IS

Postby Siciid85 » Thu Jun 17, 2010 1:58 pm

BEESHA REER HEBEL AYA NAGU SOO BIIRTAY QARAN LAGUMA DHISO ISBEDELNA KEENI MAYSO KULMIYOOW
Abdelaziz Ali Hurre



17/06/10



Asalam-Calaykum

Aniga oo ah Arday wax ka barta wadan ka dibadiisa balse aad ula socda xaalada wadan ka iyo ololaha doorashada, aya waxa aan rabaa bal inaan maqaalkaygan diirada ku saaro halka ay marayso xaalada siyaasadeed ee wadan ka gaar ahan ololaha doorashada iyo kala duwanaan shaha siyaasadeed ee asxaabta

hadaba aan u soo daadago nuxurka maqaalkayga, muwaadin waxa laysa qirsan yahay oo aanu cidna daah ka saarnayn in wadan ku u baahan yahay Isbedel (Change) hadaba isbedelow maxaa tahay ?
isbedel mar ka aynu maqalno ama uu dhagaheena ku soo dhaco erayga isbedel waxa aynu xasuusana dowlada maanta jirta, sida wadan ku udayacan yahay, wax barasho la'aanta taagan, baro caafimaad la'aan, biyo la'aan iyo waliba jidad la aan, intaas aan soo xusay iyo inkale oo badanba oo ah baahiyoha aas aasiga ah (Basic facilities) waxay ka midyihiin wax yaabaha aynu uga baahanahay isbedelka

hadaba muwaadin isbedelka aynu u baahanahay hadii uu kaa yahay oo aynu intaas isla soo qaadanay islana waafaqnay su'aashu waxay tahay Yaa keeni kara isbedel kaas. Sidee se lagu keeni kara isbedelkaas ?

Xisbiga kulmiye wuxuu carabka ku celceliyaa ama aad arkaysa hadyo jeer iyaga oo masuuliyiinta xisbiga Kulmiye leh beesha reer hebel aya nagu soo biirtay iyo suldaan hebel aya sheegay in danta beeshu ay ku jirto xisbiga kulmiye,
hadaba wallalayaal dan beeleed wax ka wayn ayaynu hiigsanaynaa oo wallalayaal qaranimo ayaynu rabnaa iyo aqoonsi ayaynu u bahanahay taasna laguma keeno beel iyo kala xigsi beelaha wadanka wada dega ee walaalayn umada la walaaaleeyo oo la isku keeno aya lagu gaadha horumar iyo isbedel ka uu wadan ku u baahan yahay, Xisbiga kulmiye na waxa aad moodaa Udub iyo Dawladii oo shaadh kale inoo soo xidhay wax isbedel iyo horumar ay soo wadaana ma jiraan aan, ka ahayn dib u noqod iyo umada somaliland oo la iska horkeeno

wadan keenuna waa wadan u baahan aqoon yahan iyo dad diinteena suuban wax ka yaqaana oo umada ku kala xukuma cadaalad, waxaad maalin walba arkaysaa sida dhulal ka la iskugu qabsanayo iyo cadaalad darada ka taagan maxkamadaheena una baahanahay isbedel dhan walba ah isbedelna laguma keeno qabiil iyo beel ee waxa aynu u baahanahay Isku duubnaan gacmo isqabsi iyo aqoon yahan madax inoo noqda iyo culumo awdiin cadaalad inagu kala xukuma horumarka iyo isbedelka aynu u baahanahayna markaas ayuu imaanaya insha allah

markaas muwaadin guntii iyo gabagabadii caqligaaga la kaasho xisbiga aad isleedahay isaga aya isbedel dhan walba ah keeni kara adiga oo aan ku raacin qabiil balse mab'da.



Oodweynenews

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: BEESHA REER HEBEL AYA NAGU SOO BIIRTAY QARAN LAGUMA DHIS

Postby SahanGalbeed » Thu Jun 17, 2010 2:40 pm

:up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests