Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby Siciid85 » Thu Jun 17, 2010 4:58 pm

Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer oo Maanta Banaanbax ka Sameeyay Fagaaraha Khayriyada Burco+Sawuro

Taageerayaasha xisbiga muuacaridka ah ee ucid ayaa maanta ka sameeyay fagaaraha khayriayada ee magaalada Burco isu soo ax baladhan oo ka dhan ah ololaha dorashada madaxtnimada ee sida weyn loo wada sugayay taas oo taageerayaasha ay maanat akala qabqateen madaxsare oo ka tirsan xisbiga UCID kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi Aadan Maxamed Mire Waqaf,Gudoomiye ku xigeenka labad Fagfagash, Xildhibaan Xuseen Cige iyo madax kae oo ka tirsan xisbigaasi.


Image


Taageerayaasha Xisbiga UCID oo iayagu ka mid ah ugu firfircoon dhanka ololaha axsaabta qaranka jamhuuriyada Somaliland ayaa iyagu subaxii horeba soo buuxdhaafiyay fagaaraha khayriayada magaalada Burco iayag oo maanta aad moodaysay inay ka nidaamsanaayeen sidii ay ahaanjireen maalmahii hore sidoo kalena ku dhaawqayay ereyo cod dheera oo ay ku amaanayeen kuna muujinayeenhhawlkarnimad uu leeyahay hogaamiyahooda Eng.Faysal Cali Waraabe.


Image


Ugu horayn waxa halkaasi kala hadly Tageeraaasha gudoomiayah Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer Cismaan Afgaab waxaanu sheegay inuu u mahadnaqayo taageerayaasha xisbiga UCID ee maanat isugu soo baxay fagaaraha khayriyada si ay u muujiyaan tageerada iyo cududa ay u hayan xisbigooda cadaalada iyo daryeelka UCID.Waxanu Cismaan Afgaab intaasi ku daray in waqtigii isbedelku dhici lahaa ay inaga xigto mudo kooban ah 9 cisho taas oo uu sheegay inay noqondoonto maalinta 26june maalinta ay dadku codkooda ku bedelidoonan fartooda doorna doonaan madaxweyne Faysal Cali.



Image

Waxa kale oo isna halkaasi ka hadly gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID Adan Maxamed Mire Waqaf oo sheegay in xisbiga UCID yahay xiligan yahay xisbiga kaliya ee dalka doonayo inuu ku xukumo sharciga islaamka. Waxaanu intaas ku daray Adan in dadlkani jamhuuriyada Somaliland ilaa iyo intii ka danbaysay 1960kii aanay helin dawlad si daacada dalaka u maamusha bale waxa uu Waqaf xiligan tilmaamay in cida keliya ee isbedel dhaba dhalinkartaa aanay hayn UDUB iyo Kulmiye balse uu yahay Xisbiga Cadaalada iyoDaryeelka ee UCID.


Image

Waxaa isna halkaasi ka hadlay xildhibaan Xuseen Cige oo sheegay in maanta ay taageerayasha xisbiga UCID ay ka badanyihiin kuwii hore isugu soo baxijiray fagaaraha khayriyada magaalada Burco balse ay maanata muujiyeen niyadsamida ay u hayaan xisbigooda oo ah xisbiga horumarka iyo cadaalada. Waxa uu intaas ku daray xildhibaanku in xiligan ay iska reebeen xisbigii Talada Haya ee UDUB balse aad mooda oo keliya iminka inuu tartan qarsoon nagula jiro kaliya ayuu yidhi xibiga mucaaridka ah ee Kulmiye.



Image

Ugu dabayntii waxaa halkaasi ka hadlay madaxbadan oo ka tirsa xisbiga UCID oo ay ka mid ahayd Khadiija Bandere waxaanay dhamaantood ka codsadeen dadka gobolka togdheer inay codkooda siiyaan hagarlaana.Waxaana maanta si weyn loo adkeeyay amaanka guud iayad oo markii hore la filaayay inuu maanata kala fagaaraha khayriyada Burco Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland C.Raxmaan Cirro balse uu uu ka baaqsaday arimo xisbiga u gaar ah awgeed.


Image


Maxamed Cawed Maxmed

Oodweyne News/Burco Office

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby Bohol iyo karaman » Thu Jun 17, 2010 5:03 pm

Xisbiga dhalinyarada :lol:
Image
Image

Ururka Daryeelka Dhalinyarad Midowday (UDDM)

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby Siciid85 » Thu Jun 17, 2010 5:07 pm

Indeed xisbiiga UCID is xisbiiga dhalinyaraada those who want development in somaliland and their future secured, look how happy this guy is i highlighted with the red circle wearing UCID bandana on his head. :lol:

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby Bohol iyo karaman » Thu Jun 17, 2010 5:10 pm

they all have to be habar Yoonis for sure especialy reer Cawl, Cali Saciid and so on

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby Siciid85 » Thu Jun 17, 2010 5:11 pm

Bohol, Check this UCID youth supporter and how happy he is which i circled red wearing the UCID bandana on his head. :lol: :up: :sland:



Image

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby hargaysaay » Fri Jun 18, 2010 3:06 pm

:D :D :D :D :D

waa dhailyaro wada mirqaansan :up: :up: :up: aar waa odayaale daa

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby Bohol iyo karaman » Fri Jun 18, 2010 3:14 pm

mansha allah they are all happy,

do you know why, gadhxajis not fully support Ucid? because faysal is not qabiilst, he never say tolay yaa gadhxajis ah "that is what he need to say"

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby Siciid85 » Fri Jun 18, 2010 3:30 pm

Bohol, i heard Riyaale said went he went to borama tolay yaa samaroon ah " :lol: and gudoomiyaha awdal ee kulmiye straight quited kulmiye and joined UDUB but your right Muj.faysal is not qabilist and never was his record is clean and UCID record is also clean more of the reasons to vote for them. :sland: :up:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby Siciid85 » Fri Jun 18, 2010 4:01 pm

:D :D :D :D :D

waa dhailyaro wada mirqaansan :up: :up: :up: aar waa odayaale daa

:lol:

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby Somalistan » Fri Jun 18, 2010 6:13 pm

:up: :sland:

User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby AbrahamXirsi » Sat Jun 19, 2010 9:19 pm

:up:

User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby AsadSL » Sat Jun 19, 2010 10:47 pm

they all have to be habar Yoonis for sure especialy reer Cawl, Cali Saciid and so on
Reer cawl and Cali sacid is family :up:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer - Burco

Postby hargaysaay » Sun Jun 20, 2010 7:35 am

they all have to be habar Yoonis for sure especialy reer Cawl, Cali Saciid and so on
Reer cawl and Cali sacid is family :up:

I heard reer cawl are the best of the best among hy interms of fighting ma runbaa


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests