Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ceerigaabo=Bulshada Soo Kordhaysa iyo Biyo-ballaadhinta ka s

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Ceerigaabo=Bulshada Soo Kordhaysa iyo Biyo-ballaadhinta ka s

Postby Siciid85 » Fri Jun 18, 2010 11:16 am

Ceerigaabo=Bulshada Soo Kordhaysa iyo Biyo-ballaadhinta ka socota.

Written by Qarannews
Jun 16, 2010 at 04:13 PM


Image

Ceerigaabo(Qarannews) Iyadoo sannadahan ugu danbeeyey ay si weyn usoo kordhayaan tirade bulshada ku dhaqan gudaha magaalada Ceerigaabo sidoo kalena xilliyada qaarkood ay jirtey xaafadaha qaddiimka ah ama dacallada ku yaalla oo biyo yaraani lasoo deristo ayaa waxa taas barbar socota biyo-ballaadhinta muddooyinkan danbe halkaas laga wadey oo ay ugu danbaysey mshruuca lagu dayactirayo laba ceel oo qalabkii hore laga beddelayo iyo saddex kiyooste oo cusub oo iyagana laga samaynayo xaafadaha biyuhu ku yar yihiin kuwaas oo dhammaantood gacanta lagu hayo marka laga reebo hal kiyooste oo laga sameeyey xaafadda ugu da'da weyn Ceerigaabo ee Xaafad-soomaali sidoo kalena labada ceel ee dayactirka lagu samaynayo iyagana mishiinnadoodii oo cusub ay yaalliin gudaha magaalada Ceerigaabo.

Maayorka degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur oo xadhigga ka jaray kii ugu horreeyey kiyoostayaalka cusub ee loo samaynayo bulshada reer Ceerigaabo ayaa yidhi.


Image

"Mashruuca kiyoostahan aynu manta furaynaa qayb ka yahay oo ay weheliyaan laba kiyooste oo la samaynayo iyo labada ceel/riigagga ee dayactirka lagu samaynayo oo dhammaantood gacanta lagu hayo waxa bixisay hay'adda Unicef waxana fulinaysa hay'adda waddaniga ah Horp hlkanina waa Xaafad-soomaali oo biyuhu ka durugsanaayeen markaa hay'adaha iska kaashaday mashruucan aad ayaannu ugu mahad celinaynaa waxannuna bulshada halkan (Xaafad-soomaali) ku dhaqan leenahay dhib ayaad biyaha ku qabteene dayaca ka ilaashada kiyoostihiinnan".

Hooyo ka mid ah bulshada ku dhaqan xaafadda ceelkan loo sameeyey oo ka hadashay baahida ay biyaha u qabeen iyo sida ay u aragto kiyoostahan loo sameeyey ayaa tidhi

"Biyaha waxannu kaaryoone iyo dushayada kaga soo dhaansan jirney kiyoostayaalka ku yaalla suuqyada naga durugsan laakiin manta oo Xaafad-soomaali iyo guryahayaga hortooda nalooka sameeyey aad ayaannu ugu faraxsn nahay Maayorkayaga Ismaaciil Xaaji Nuur iyo Ragga noo sameeyeyna waannu uga mahad naqaynaa".



Qrannews/Ceerigaabo.

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Ceerigaabo=Bulshada Soo Kordhaysa iyo Biyo-ballaadhinta

Postby Bohol iyo karaman » Fri Jun 18, 2010 12:06 pm

halkaas waxa igaa muuqda Eng. Heliye

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Ceerigaabo=Bulshada Soo Kordhaysa iyo Biyo-ballaadhinta

Postby Siciid85 » Fri Jun 18, 2010 12:23 pm

Bohol, seems adigu daadka somaliland sii ficaan baad uu kala taqana who is this Eng.Heliye.

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Ceerigaabo=Bulshada Soo Kordhaysa iyo Biyo-ballaadhinta

Postby Bohol iyo karaman » Fri Jun 18, 2010 12:30 pm

Bohol, seems adigu daadka somaliland sii ficaan baad uu kala taqana who is this Eng.Heliye.
aad banu isugu dhownahay anigaa iyo Engineerku waa raskayga,

siciid waxa mantaa aad iga qosliyeey so dhowayntii madaxwaynahaa ee Burco waxan sawirkooda ku arkay afar yaryar oo sacad yoonis ah oo aan Ceelafweyn ku ogaa november last year, waa kuwo budhcad ah,

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Ceerigaabo=Bulshada Soo Kordhaysa iyo Biyo-ballaadhinta

Postby Siciid85 » Fri Jun 18, 2010 1:00 pm

Gartay how experiencied is this engineer?, i am not surprised about those w S.Y who travel from el afweyn to burco :lol: at times to welcome the president of somaliland they are indeed patriotic people.

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Ceerigaabo=Bulshada Soo Kordhaysa iyo Biyo-ballaadhinta

Postby Bohol iyo karaman » Fri Jun 18, 2010 1:11 pm

Gartay how experiencied is this engineer?, i am not surprised about those w S.Y who travel from el afweyn to burco :lol: at times to welcome the president of somaliland they are indeed patriotic people.
waa injineer aad logaa qadeeriyaa dagaanka sanaag iyo barigaabaa sanaag oo dhan isagaa biyahaa geliyaa oo ceelashaa kaa qoda

waar ceelafweyn ugama iman in aay soo dhoweeyaan ee waa kiriishbooyo. baabuurtay Ceelka ku hagaajin jireen :D meesha cid walibaa waa'na taageertaa


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 7 guests