Moderator: Moderators
Siciid85 niyaw calaacalka iska daa. UCID meesha waxba kuma hayso. Garxajis oo dhanbaa taageera UCID haddana waa sifir
Marka arkeen inaanay waxba isla hayn oo xitaa ayna ku kalsoonayn codkay helayaan, ayay yidhaahdeen diinta ayaynu dadka uga soo gabanaynaa oo codkaga doonaynaa, taasina koonfurta soomaaliya ayay maanta wax u tari lahayd oo ninba ninka kale leeyahay anaa diinta kugu xukumaya.
Faysal cali waraabena nin siyaasiya maaha hadhkeeda ayuu hayaa siyaasada, bal allaan idinku dhaarshee ma ninka wuxuu shalayto cunay noo sheegaaya ee ku qudbadaynaaya ayaa siyaasiya!
garxajis kuma dhacaan inay codkooda siiyaan faisa cali waraabe, daahir riyaale ayaa hadi kale xidh xidhaya

Habarawal niman aqoon aya yidha hadalka qaarkisyeemperor adigu markaad daaroodka iska dhicinaysid garxajis noo, markay isaa dhexdii tahayna libaax habar awala noo walee waan kaa yaabay meel uun ku adkayso
waar waxaad doonto dheh laakiin nin aad shaadhkiisa xidhato markaad cadawga la hadlayso lama caayo
you are a garxajis citizen when you are talking to daarood ma beentaybaa
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 11 guests