Page 1 of 1
Bohol check this out - Ceelafweyn
Posted: Sun Jun 20, 2010 1:07 pm
by Siciid85
Was this the video you are talking about?
i was also searching for the UCID 1 in youtube soon to be updated.
ololaha xisbiga Udub ceelafweyn barnaamij 5
Re: Bohol check this out - Ceelafweyn
Posted: Sun Jun 20, 2010 2:26 pm
by Bohol iyo karaman
thanks siciid, reer ceelafweyn waa Udub

Re: Bohol check this out - Ceelafweyn
Posted: Sun Jun 20, 2010 3:12 pm
by KingWaslawi
This video is from Boorama not Ceel - Afweyn
This is the original video
Re: Bohol check this out - Ceelafweyn
Posted: Sun Jun 20, 2010 3:15 pm
by Bohol iyo karaman
This video is from Boorama not Ceel - Afweyn
Maa naxday, walee waa ceelafweyn, waa khayraadiyadii magaalada, dadku siduu uu badan yahay wan garanayaa
Re: Bohol check this out - Ceelafweyn
Posted: Sun Jun 20, 2010 3:18 pm
by KingWaslawi
This video is from Boorama not Ceel - Afweyn
Maa naxday, walee waa ceelafweyn, waa khayraadiyadii magaalada, dadku siduu uu badan yahay wan garanayaa
Waar dhaarta iska daa Waxba meesha UDUB kuma haysee.
waa kani daawo video ga originalka ah, iminkana miyaad barooran.
UDUB markay waxba isla wayday ayay video kaliya toban magaalo ka dhaxaysiinaysaa waxaasi socon maayaan, dhareerka iska duwa ninyahaw
Re: Bohol check this out - Ceelafweyn
Posted: Sun Jun 20, 2010 6:49 pm
by Siciid85
thanks siciid.:
No Problem.