Waxaan cay ahayn u maha hayo ninkan e , mareexanka ha inoo soo dhaafin ku dhaha .
Nin dadkiisa ku dhex jira , oo magaaladu ku dhashay iman kara , oo hooyadi iyo aabiihi dhalay soo booqan kara baa wax laga dhegaysta . Iminka anigu haddaad microphone iska soo qabsado oo aan doorashooyin ka socda Mongolia aan ka hadllo , ummada Ulan Bator {waa caasimada Mongolia e barta hooyadin wase

} degani ma'waxbay iga qoraysa ?
Halkaasu inoo yahay anaga ninkan aad sheekha ku sheegtan !