Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Silanyo "Waddanka Haddaan Laga Qaban Abdirahman Tuur"

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Silanyo "Waddanka Haddaan Laga Qaban Abdirahman Tuur"

Postby Bohol iyo karaman » Fri Jun 25, 2010 3:36 am

Waddanka Haddaan Laga Qaban Abdirahman Tuur
Waxaynu ka joognaa doorashii ugu dambeeysay ee madaxtooyada muddo dheer, taas oo aan maanta jeclaysatay inaan idin soo xusuusiyo odhaah uu musharrax ka mid ah musharaxyadii uu ku yidhi Guddigii Doorashada ee waqtigaa maalintii doorashada cidda heshay ay ku dhawaaqeen. Arrintan oo ay ka markhaati furayaaan guddigii joogeay.
Waxaa wartigu ahaa mid aad u adag oo saddexda xisbi iyo guddiga doorashaduba ay aad u daalanayeen, samirkuna uu aha mid sii liidanayey saacadba saacadda ka dambeeysay. Waxaba hadalka idinku daalin mayo akhristayaal ee waxaa la soo gaadhay waqtigii ay Guddigu la kulmayeen madaxdii xisbiyada.

Waxay ahay waqti yar ka hor intaan doorashada natiijadeeda dadweynaha aan lagu shaacin. Waxaa madasha fadhiya dhammaan guddiga doorashada, waxaana soo geliya markiisi oo lagaadhay Madaxii Xisbiga Kulmiye, Mudane Ahmed Siilaanyo. Markuu soo fadhiistay ayaa loo sheegay in intaas oo cod kadib markii waqti dheer la kala hufayey, oo la kala guray codadkii in ay guushii heshay Xisbigii Udub.

Waxaa Mujaahid Siilaanyo isla markiiba uu eegay marwo ku jirtay guddiga doorashada isagoo ay cadho aan la soo koobi Karin ay wajigiisu ka muuqato. Waxaa isla markaa uu raaciyey oo yidhi “waddankan haddan laga qaban Abdirahman Tuur waa arki doontaan meeshuu ku dambeeyo”. Waa lawada naxay, oo waxaa laga naxay sida cad ee qaawan ee uu u abaarray qofkii keliya ee dumar ee madasha fadhiday. Cidna se uma jawaabin oo waxaa ay u arkeen nin aanay maantu guushii raacin oo ciil hadlaya.

Waxaa se la yaab ku noqotay guddigii doorashada colaadda weyn ee siyaasigan weyn Mudane Siilanyo uu sida badheedhka ah afkiisa uga siidaayey iyo beegsiga gaarka ah ee uu ula beegsaday xubintii gaarka ahayd ee fadhiday.

Haddaba, maanta waa doorasho kale oo ay u eg tahay in mudane Siilaanyo uu gaadhayo Himiladiisi uu ku taamayey.

Waxaase ka maqan goobta Alla ha u naxariistee Mujaahid Abdirahman Tuur, oo sida uu qirtay Siilanyo u arkaayey nin iska hortaagayey inuu Kursiga markiisa ku fadhiisto, wallow aanu innagu markhaati gaa galayn. Bal aynu eegno maantana halkay la marto Mudane Siilaanyo.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Silanyo "Waddanka Haddaan Laga Qaban Abdirahman Tuur"

Postby LiQaaye_TDH » Fri Jun 25, 2010 7:57 am

Baqdin Baqdin Baqdin iyo Calaacal calaacal calaacl... Ila aakhiiro Samaan Sidaas ayaad uga calaacali doonta Habar Jeclo :clap:

yasmin
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1326
Joined: Tue May 08, 2001 7:00 pm
Location: dhulka illahay

Re: Silanyo "Waddanka Haddaan Laga Qaban Abdirahman Tuur"

Postby yasmin » Fri Jun 25, 2010 8:06 am

weger faan iyo fataadhug :clap:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Silanyo "Waddanka Haddaan Laga Qaban Abdirahman Tuur"

Postby Goljano Lion » Fri Jun 25, 2010 8:28 pm

Baqdin Baqdin Baqdin iyo Calaacal calaacal calaacl... Ila aakhiiro Samaan Sidaas ayaad uga calaacali doonta Habar Jeclo :clap:
Have a pity on these UDUB fools, like they say ,honesty is the best policy, but insanity is a better defence :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests