Moderator: Moderators




War anigu Suldaan baan ahay , Who is khalidwaar adna ma sida maakhirigaad multiple persoanlity leedahay, sowdigan isla hadlayaa


sahanow ma ila aragtay Cudurka Oldenglish haya ayaa wada qabaanehayaay !




Anigu horta tan iyo sidaan u caayay ina Biixi i la ma ba hadlo .sahanow ma ila aragtay Cudurka Oldenglish haya ayaa wada qabaanehayaay !Sahanow waa adoo yidha shamasadawla soo gal

Anigu horta tan iyo sidaan u caayay ina Biixi i la ma ba hadlo .sahanow ma ila aragtay Cudurka Oldenglish haya ayaa wada qabaanehayaay !Sahanow waa adoo yidha shamasadawla soo gal



I Co-sign that, waryaa Sahan suldanka waa kaa saxsanyahay waana runtii, inaad shakhsinimadiisa cayda ma fiicana, kolkaa waa inaad E-Xaal Bi xisaaina bixi lama cayo karo wa mujaheeed dalka u so halgamay, Siyaasadisa wax waaad ka sheegi karta . laakin ereyo xun xun , sida fataal iyo waxa lugu ma sheegi karowa manuuc waxaasi , Mujaheed snm oo dhan lama cayo karo mid dhintay lama cayi karo iyo mid nool hadu siyasdaa ku jira laakin siyasadisa wax waad ka sheegi karta waxanad sheegi karta siyasadu ku qaldanyahay iyo arimaha siyasada ku sahabsan laakin shakhsiyan ina lo cayo mujaheed dalka u so halgamo wa qallad
Suldaan Emperior



Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 19 guests