horta mr alfaas ayuub iyo habaryoonis yaa baddan?
badnaanshiyo haday wax tarayso ogaden ba wax tari lahaa...
Habar yoonis ba badan sxb.
ayuubku way ku kala tafiiran yihin deegaanada oo meel kaliya umay bixin hadya u bixi lahayen sida arabka....iyagaaba siwacan u muuqna lahaa..