Page 1 of 1

GUDOOMIYAHA KOMISHINKA OO KA DIGEY IN NATIIJO BEENA LA BAAHI

Posted: Sun Jun 27, 2010 12:51 pm
by kaliil
HARGEYSA(OODWEYNENEWS)- Somaliland, waxaa ka socda tirinta codadka doorashooyinka madaxtinimo ee shalay ka dhacay guud ahaan Somaliland,Guddoomiyaha guddiga doorashada Somalialnd, Ciise Yuusuf Maxamed, oo u waramayey Saxaafada ayaa sheegay in codbixintu ay si nabadgalyo ah ku dhacaday.

Wuxuu intaas ku daray in Santuuqyada ay ku jiraan codadka dadwaynaha ay gaareen degmooyinka gobolada, kadib markii xalay lagu tiriyay isla goobaha ay codadku ka dhaceen, loona soo gudbin doono gobolada.


Guddoomiyaha guddiga doorashada, ayaa uga digay dadwaynaha iyo dhamaan xisbiyada in ay sameeyaan dabaaldegyo iyo xaflado la xiriira natiijo doorashada ah oo aan iyaga si rasmi ah uga soo bixin, Wuxuu uga mahadceliyay dadwaynaha Somaliland sida nabadgalyada leh ee ay doorashada uga qaybgaleen .

Re: GUDOOMIYAHA KOMISHINKA OO KA DIGEY IN NATIIJO BEENA LA B

Posted: Sun Jun 27, 2010 12:52 pm
by Khalid Ali
yes he is right lets wait for the results , tommorow koley warka oo dhan wa sheegi doonan

Re: GUDOOMIYAHA KOMISHINKA OO KA DIGEY IN NATIIJO BEENA LA B

Posted: Sun Jun 27, 2010 12:56 pm
by GENERAL_SNM
Kaliil you lost sxb, you going ti hold the toilet paper for me, LTDH or guraysma? :mrgreen:

Re: GUDOOMIYAHA KOMISHINKA OO KA DIGEY IN NATIIJO BEENA LA B

Posted: Sun Jun 27, 2010 1:03 pm
by kaliil
^^^^^^ I know you are too excited but be patient and wait for the results. I dont wanna see you crying tomorrow :lol:

Re: GUDOOMIYAHA KOMISHINKA OO KA DIGEY IN NATIIJO BEENA LA B

Posted: Sun Jun 27, 2010 1:38 pm
by Siciid85
Indeed i agree with what the commissioner said.