Page 1 of 1

Oh shit , waar maanta

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:39 pm
by SahanGalbeed
waa maalinti fete de l'independance -ki Djibouti .

Image

Re: Oh shit , waar maanta

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:40 pm
by Khalid Ali
Fuck it man your not a Djiboutian any more you and lali are no Djiboutians dhalashadina jabuuti na iska tuura
somaliland ba la ictraafayaye :lol: :sland:

Re: Oh shit , waar maanta

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:43 pm
by Cali_Gaab
War ummadan maanta marba dariiqa ka leexda waa maxay?

Voltage oo Gedo section ka soo lugeeyey oo cagaha cadaadeen, iyo Sahan Galbeed hadda huurdada ka soo kacay, war reer jaamac wal oo dhan ayaa soo jeeda xiligani, djbouti maxaa naga galay? Walee badan keeni waxey moodaan iney djbouti Kenya uu dhowdahay :lol:

Re: Oh shit , waar maanta

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:45 pm
by SahanGalbeed
Mayee Jabuti baan iska yara gaadhaya anigu for a couple of days , reer jaamac waal waynu iska hor imanayna sidan :lol:

Re: Oh shit , waar maanta

Posted: Sun Jun 27, 2010 5:00 pm
by abdikarim86
:up: :dj:

inshallah i'll be in djibouti on tuesday

Re: Oh shit , waar maanta

Posted: Sun Jun 27, 2010 5:03 pm
by SahanGalbeed
khalid ali wrote:Fuck it man your not a Djiboutian any more you and lali are no Djiboutians dhalashadina jabuuti na iska tuura
somaliland ba la ictraafayaye :lol: :sland:
Dhalashadeydi mid ciise ah oo ka yimid Ethiopia baa la iska siiyay , waa inaga xasuus uun e beri horaan ka guuray :clap: