Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

UCID press communique

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

UCID press communique

Postby SahanGalbeed » Mon Jun 28, 2010 2:35 pm

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa sheegay inay aaminsan yihiin inay ku guulaysanayaan doorashadii madaxtooyada ee maalintii Sabtida ka qabsoontay dalka Somaliland, basle waxa xisbiga UCID caddeeyey in haddii bulshadu doorato murrashaxa xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu mudan yahay in la garab istaago, maadama oo dalku u baahan yahay in isbeddel ka dhaco.

Sidaa waxa sheegay xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mr. Kaysar Cabdillaahi Maxamed oo xalay khadka telefoonka Jamhuuriya xog-wraran kooban ku siiyey, isaga oo dadweyaha reer Somaliland ku hambalyeeyey sidii fiicnayd ee nabadgelyada ahayd ee ay uga qaybqaateen doorashadii madaxtooyada dalka ka qabsoontay maalintii Sabtida ee taariikhdu ahayd 26 June 2010.

“Marka hore waxaan jecelahay inaan hambalyo iyo bogaadin ballaadhan u dirodadweynaha reer Somaliland iyo cid kastoo gacan ka geysatay hannaankii quruxda badnaa ee doorashada madaxtooyadu uga dhacday guud ahaanba dalka, guushaasina waa mid u soo hoyatay sumcadda, qarannimada iyo qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland.

Annagu xisbi ahaan waxaannu aaminsanahay in aannu ku guulaysanayno doorashadii madaxtooyada ee dalka ka dhacday, laakiin hadii natiijada kama dambaysta ah ee komishanku ku dhawaaqo uu ku guulaysto murrashaxa xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dadku doortaan waa halyey mudan in la garab istaago, maadaama dalku u baahan yahay isbeddel dhab ah oo dhinac walba leh oo dalka ka dhaca,” ayuu yidhi xoghayaha warfaafinta UCID.

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo ka mid ah saddexda xisbi qaran ee murrashaxiintoodu u tartamayaan doorashada madaxtooyada Somaliland, ayaa ku dhawaaqay inuu dalka ku maamuli doono shareecada islaamka hadduu ku guulaysto doorashada madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26 June 2010.
http://www.jamhuuriya.info/index.php?ar ... article.tp

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: UCID press communique

Postby Khalid Ali » Mon Jun 28, 2010 2:37 pm

God bless Kulmiye And the Mujaheed , :sland: :up:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: UCID press communique

Postby SahanGalbeed » Mon Jun 28, 2010 2:42 pm

War ninkan in la caayo ayuu jecelyahay malaha .
War maxaad inoo soo hor mar-marinaysa anaga mujaahid iyo Kulmiye iyo Silanyo ? :lol:
Marka lagu dhawaaqo cidii ku gulaysatay doorashada diyaar baynu u nahay in dowladda Somaliland aynu ka amar qaadano wixii maddaxweyne u noqdaa ba <-- that's the message here !!

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: UCID press communique

Postby hargaysaay » Mon Jun 28, 2010 2:43 pm

waar niyaw ka yar wuxuu jeclaan lahaa inuu intuu gabadh noqdo kadibna siilanyo miinyaradiisa noqdo

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: UCID press communique

Postby Khalid Ali » Mon Jun 28, 2010 2:46 pm

Dee sahan even faisal said it and ucid
qabsoontay dalka Somaliland, basle waxa xisbiga UCID caddeeyey in haddii bulshadu doorato murrashaxa xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu mudan yahay in la garab istaago, maadama oo dalku u baahan yahay in isbeddel ka dhaco.
ma ana qaldan mise ucid ba qaldan :lol:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: UCID press communique

Postby SahanGalbeed » Mon Jun 28, 2010 2:47 pm

:lol: :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 9 guests

cron