Waxan akhriyeey topic aad ugu yeedheen Siilaanyo Maayarka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur kaa taqalusaaya.
Horta marka Hore Muj. Ismaaciil Xaaji Nuur; Siilaanyo isagaa kagaa Miisaan Culub Ceerigaabo kaganaa qaderin badaan runtaa hadii aan idin sheego, Ismaaciil waa aabahii xoreeyeey sanaag iyo Gobolada Bari.
Siyaabahaa aan loo bedeliin karinban idin sheegayaa Muj Ismaaciil
1. Sharciyeen waxa bedelii karaa oo iska dhex doorankaraa golahaa degaanka markii loo bahdo
2. Ismaaciil Gudoomiye Gobol ma ahaa ee waa Gudoomiye Degmo waa Maayarka Ceerigaao "He is not Cali Cabdi Hure Badhasaabka Gobolka"
3. Muj. Ismaaciil Xoogaa tolkii oo midaysan bu ku joogaa kunaa joogi doonaa Ceerigaabo ila iyo intaa Beeshiisu Bedelayso
4. Barnaamujka Siyaasadeedka Siilaanyo wuxu odhanaayaa Mayarada waa lagu tartamayaa iyo Golahaa degaanka ee isagu cid maa magcaabi karo awaadnaa uma lahaa "siilaanyo waa iska magac"
Siilaanyo wuxu qudhaa oo samaynkaraa in uu yidhaaho halaa dedejo Doorashada Degaanka





