Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15862
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby LiQaaye_TDH » Mon Jul 05, 2010 4:42 am

I got this news, That the new Goverment will only concist of 16 Pots, but they havent decided what posts should go to who yet!!!

I let you guys Deal with it!

Golaha Wasiiradda Jamhuuriyadda Somaliland

1. Wasaarada Arrimaha Debedda.
2. Wasaaradda Arimaha Gudaha.
3. Wasaaradda Gaashaandhigga.
4. Wasaaradda Maaliyadda.
5. Wasaarradda Qorshaynta Qaranka.
6. Wasaaradda Caafimaadka.
7. Wasaaradda Waxbarashada Dhallinyarada &Ciyaaraha.
8. Wasaaradda Caddaalada, Diinta&Awqaafta.
9. Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka &Guriyeynta.
10. Wasaaradda Duulista Hawada & Gaadiidka Cirka.
11. Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta & Dhaqanka.
12. Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Khayraadka Badda.
13. Wasaaradda Xannaanada Xoolaha & Horumarinta Reer Miyiga.
14. Wasaaradda Beeraha.
15. Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha.
16. Wasaaradda Ganacsiga, Dekadaha & Warshadaha.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15862
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby LiQaaye_TDH » Mon Jul 05, 2010 4:57 am

Golaha Wasiiradda Jamhuuriyadda Somaliland

1. Wasaarada Arrimaha Debedda.= HA
2. Wasaaradda Arimaha Gudaha.= GARXAJIS
3. Wasaaradda Gaashaandhigga.= ARAP
4. Wasaaradda Maaliyadda.= HJ
5. Wasaarradda Qorshaynta Qaranka.= GEDABUURSI
6. Wasaaradda Caafimaadka.= GARXAJIS
7. Wasaaradda Waxbarashada Dhallinyarada &Ciyaaraha. =AYUUB
8. Wasaaradda Caddaalada, Diinta&Awqaafta.==HA
9. Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka &Guriyeynta.=TOLJECLO
10. Wasaaradda Duulista Hawada & Gaadiidka Cirka.= DHULLOS
11. Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta & Dhaqanka.= GABOOYE
12. Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Khayraadka Badda.== ARAP
13. Wasaaradda Xannaanada Xoolaha & Horumarinta Reer Miyiga.= WARSANGELI
14. Wasaaradda Beeraha. = HA
15. Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha.= GEDABUURSI
16. Wasaaradda Ganacsiga, Dekadaha & Warshadaha.= HJ

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8359
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby hargaysaay » Mon Jul 05, 2010 5:38 am

LiQaaye_TDH wrote:Golaha Wasiiradda Jamhuuriyadda Somaliland

1. Wasaarada Arrimaha Debedda.= HA
2. Wasaaradda Arimaha Gudaha.= GARXAJIS
3. Wasaaradda Gaashaandhigga.= ARAP
4. Wasaaradda Maaliyadda.= HJ
5. Wasaarradda Qorshaynta Qaranka.= GEDABUURSI
6. Wasaaradda Caafimaadka.= GARXAJIS
7. Wasaaradda Waxbarashada Dhallinyarada &Ciyaaraha. =AYUUB
8. Wasaaradda Caddaalada, Diinta&Awqaafta.==HA
9. Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka &Guriyeynta.=TOLJECLO
10. Wasaaradda Duulista Hawada & Gaadiidka Cirka.= DHULLOS
11. Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta & Dhaqanka.= GABOOYE
12. Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Khayraadka Badda.== ARAP
13. Wasaaradda Xannaanada Xoolaha & Horumarinta Reer Miyiga.= WARSANGELI
14. Wasaaradda Beeraha. = HA
15. Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha.= GEDABUURSI
16. Wasaaradda Ganacsiga, Dekadaha & Warshadaha.= HJ


garxajis(cidagleiyo habar yonis) meesha laba kursi bey ku leeyihiin caafimaadka iyo arimaha gudaha
so hadii gaboose noqdo wasirka cafimadka arimaha gudaha nin cidagle ah baa leh
hadii dr xuseen xoog laga dhigo cafimadka arimaha gudaha nin habar yonisa leh

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21345
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby Siciid85 » Mon Jul 05, 2010 5:40 am

Hargaysaay, the cabinet hasn't been announced waxan wa iska hadal maha official, siilaanyo has about 20 days before he announces his cabinet.

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby djibsomali » Mon Jul 05, 2010 6:46 am

Meeshaan xayransaan hadii wasiir haagaagsaan oo jibril yonis aah lagaa wayoo!!

Siilnaayoo cunaaa ayaa laa qabaanayaa!!!

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: The New Goverment whttp://www.somaill have 16 Ministers

Postby Rightwing » Mon Jul 05, 2010 7:07 am

That's what I hate!!! damn there won't be changes....

Wasaarada this reer hebel
Wasaarada this reer hebel

I can see his system also based reer hebel hayska dhex arkeen meesha.... :down: :down:


fuck the new government

RW
Last edited by Rightwing on Mon Jul 05, 2010 10:55 am, edited 1 time in total.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15862
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby LiQaaye_TDH » Mon Jul 05, 2010 7:59 am

^^^ Righting... Seek another Identity my friend, we are Somalis and we have Tribes, and everyone Man Has a TRibe, there is no one tribeless!

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby Mr_Alfaas » Mon Jul 05, 2010 8:19 am

LiQaaye_TDH wrote:I got this news, That the new Goverment will only concist of 16 Pots, but they havent decided what posts should go to who yet!!!

I let you guys Deal with it!

Golaha Wasiiradda Jamhuuriyadda Somaliland

1. Wasaarada Arrimaha Debedda.
2. Wasaaradda Arimaha Gudaha.
3. Wasaaradda Gaashaandhigga.
4. Wasaaradda Maaliyadda.
5. Wasaarradda Qorshaynta Qaranka.
6. Wasaaradda Caafimaadka.
7. Wasaaradda Waxbarashada Dhallinyarada &Ciyaaraha.
8. Wasaaradda Caddaalada, Diinta&Awqaafta.
9. Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka &Guriyeynta.
10. Wasaaradda Duulista Hawada & Gaadiidka Cirka.
11. Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta & Dhaqanka.
12. Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Khayraadka Badda.
13. Wasaaradda Xannaanada Xoolaha & Horumarinta Reer Miyiga.
14. Wasaaradda Beeraha.
15. Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha.
16. Wasaaradda Ganacsiga, Dekadaha & Warshadaha.



sxb liqaaaye ...ma war lagu kalsoon yahay miyaa ....any source stating this inader. :)

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby The_Emperior5 » Mon Jul 05, 2010 8:45 am

yeah the cabinet will be smaller then rayaale administration rayaale had over 30 ministers and wasiirkuxigeens

Hargeysey garxajis before had 4 ministers , and the cabinet is much smaller it will have to wa caadi
same us every clan eventhough i dont like , The some sort of wasaarad to represent a clan what the hell is a habarawal wasiir going to do for me? All i want is that somaliland inay dhisanto hormar gaadho. haday all the wasaraado habarjeclo iyo habaryoonis qaatan oo ay shaqada qabban karan so be it :up:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8359
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby hargaysaay » Mon Jul 05, 2010 9:05 am

qabiil wax la yidhaa baa maskaxda iyo futada ka galay soomaali gaar ahaan inaga reer waqooyiga

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby The_Emperior5 » Mon Jul 05, 2010 9:06 am

hargaysaay wrote:qabiil wax la yidhaa baa maskaxda iyo futada ka galay soomaali gaar ahaan inaga reer waqooyiga


inagu reer woqoyi ma nihin waxala na yidha reer somaliland reer woqoyi wayoo ma reer berbera iyo reer bulaxaad baad u jeeda?
walanweynta dad kasta ka qabil baddan 4.5 wax ku qeybsaday :lol: :lol:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8359
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby hargaysaay » Mon Jul 05, 2010 9:08 am

The_Emperior5 wrote:
hargaysaay wrote:qabiil wax la yidhaa baa maskaxda iyo futada ka galay soomaali gaar ahaan inaga reer waqooyiga


inagu reer woqoyi ma nihin waxala na yidha reer somaliland reer woqoyi wayoo ma reer berbera iyo reer bulaxaad baad u jeeda?
walanweynta dad kasta ka qabil baddan 4.5 wax ku qeybsaday :lol: :lol:


taa iyada xildhibaano ayaa sidaas wax ku qaybsanayay bal tan eeg wasaiiradii qaab qabiil lagu qaybinayo

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby The_Emperior5 » Mon Jul 05, 2010 9:11 am

maya taas madaxweynuhu ama wa abgaal ama majeerteen
ciidkale uma tartami karto heshis na wax ajira madaxwyene hadu majeerteen yahay raisal wasaare abgaal
wasiirada halkaas qabil ba lugu qeybsada barlamaanki qabil bu u kala fadhiya , everthing is qabil
while in somaliland its one man one vote dimuqradiyad ciidkasta ku so bixi kara gaboose gadabuursi fiqishini dhulbahante warsangali habaryoonis habarjeclo arab ciidagalle sacadmuse any one

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8359
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby hargaysaay » Mon Jul 05, 2010 9:15 am

The_Emperior5 wrote:maya taas madaxweynuhu ama wa abgaal ama majeerteen
ciidkale uma tartami karto heshis na wax ajira madaxwyene hadu majeerteen yahay raisal wasaare abgaal
wasiirada halkaas qabil ba lugu qeybsada barlamaanki qabil bu u kala fadhiya , everthing is qabil
while in somaliland its one man one vote dimuqradiyad ciidkasta ku so bixi kara gaboose gadabuursi fiqishini dhulbahante warsangali habaryoonis habarjeclo arab ciidagalle sacadmuse any one


those two tribes are just lucky in winnig elections that is all . for example in the runner up in both 2000(carta confrence) and 2004(embagati confrence) mr cadow was gonna elect gen jaamac maxamed qalib as his prime minister but the guy had bad luck in both times, secondly when cabdi qaasim who was HG won the prime minister was dhulo

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: The New Goverment will have 16 Ministers ONLY

Postby Rightwing » Mon Jul 05, 2010 11:05 am

LiQaaye_TDH wrote:^^^ Righting... Seek another Identity my friend, we are Somalis and we have Tribes, and everyone Man Has a TRibe, there is no one tribeless!


Ma waxaad ileedahay dadkuba waxay u footeeyeen inay reerkooda ka dhex arkaan dawlada? Waxaan u haystay dadku inay rabaan dawlad tayo leh oo ka saarta dhibaatada haysataa. Waxaan kaloo moodayey inaanay macno samaynayn in xitaa hadii wasiiradu metalan hal reer u bataan ay ok tahay. Marhadayba shaqadooda ka adagyihiin.


RW


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests