Moderator: Moderators
garxajis(cidagleiyo habar yonis) meesha laba kursi bey ku leeyihiin caafimaadka iyo arimaha gudahaGolaha Wasiiradda Jamhuuriyadda Somaliland
1. Wasaarada Arrimaha Debedda.= HA
2. Wasaaradda Arimaha Gudaha.= GARXAJIS
3. Wasaaradda Gaashaandhigga.= ARAP
4. Wasaaradda Maaliyadda.= HJ
5. Wasaarradda Qorshaynta Qaranka.= GEDABUURSI
6. Wasaaradda Caafimaadka.= GARXAJIS
7. Wasaaradda Waxbarashada Dhallinyarada &Ciyaaraha. =AYUUB
8. Wasaaradda Caddaalada, Diinta&Awqaafta.==HA
9. Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka &Guriyeynta.=TOLJECLO
10. Wasaaradda Duulista Hawada & Gaadiidka Cirka.= DHULLOS
11. Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta & Dhaqanka.= GABOOYE
12. Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Khayraadka Badda.== ARAP
13. Wasaaradda Xannaanada Xoolaha & Horumarinta Reer Miyiga.= WARSANGELI
14. Wasaaradda Beeraha. = HA
15. Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha.= GEDABUURSI
16. Wasaaradda Ganacsiga, Dekadaha & Warshadaha.= HJ
I got this news, That the new Goverment will only concist of 16 Pots, but they havent decided what posts should go to who yet!!!
I let you guys Deal with it!
Golaha Wasiiradda Jamhuuriyadda Somaliland
1. Wasaarada Arrimaha Debedda.
2. Wasaaradda Arimaha Gudaha.
3. Wasaaradda Gaashaandhigga.
4. Wasaaradda Maaliyadda.
5. Wasaarradda Qorshaynta Qaranka.
6. Wasaaradda Caafimaadka.
7. Wasaaradda Waxbarashada Dhallinyarada &Ciyaaraha.
8. Wasaaradda Caddaalada, Diinta&Awqaafta.
9. Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka &Guriyeynta.
10. Wasaaradda Duulista Hawada & Gaadiidka Cirka.
11. Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta & Dhaqanka.
12. Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Khayraadka Badda.
13. Wasaaradda Xannaanada Xoolaha & Horumarinta Reer Miyiga.
14. Wasaaradda Beeraha.
15. Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha.
16. Wasaaradda Ganacsiga, Dekadaha & Warshadaha.
inagu reer woqoyi ma nihin waxala na yidha reer somaliland reer woqoyi wayoo ma reer berbera iyo reer bulaxaad baad u jeeda?qabiil wax la yidhaa baa maskaxda iyo futada ka galay soomaali gaar ahaan inaga reer waqooyiga
taa iyada xildhibaano ayaa sidaas wax ku qaybsanayay bal tan eeg wasaiiradii qaab qabiil lagu qaybinayoinagu reer woqoyi ma nihin waxala na yidha reer somaliland reer woqoyi wayoo ma reer berbera iyo reer bulaxaad baad u jeeda?qabiil wax la yidhaa baa maskaxda iyo futada ka galay soomaali gaar ahaan inaga reer waqooyiga
walanweynta dad kasta ka qabil baddan 4.5 wax ku qeybsaday
those two tribes are just lucky in winnig elections that is all . for example in the runner up in both 2000(carta confrence) and 2004(embagati confrence) mr cadow was gonna elect gen jaamac maxamed qalib as his prime minister but the guy had bad luck in both times, secondly when cabdi qaasim who was HG won the prime minister was dhulomaya taas madaxweynuhu ama wa abgaal ama majeerteen
ciidkale uma tartami karto heshis na wax ajira madaxwyene hadu majeerteen yahay raisal wasaare abgaal
wasiirada halkaas qabil ba lugu qeybsada barlamaanki qabil bu u kala fadhiya , everthing is qabil
while in somaliland its one man one vote dimuqradiyad ciidkasta ku so bixi kara gaboose gadabuursi fiqishini dhulbahante warsangali habaryoonis habarjeclo arab ciidagalle sacadmuse any one
Ma waxaad ileedahay dadkuba waxay u footeeyeen inay reerkooda ka dhex arkaan dawlada? Waxaan u haystay dadku inay rabaan dawlad tayo leh oo ka saarta dhibaatada haysataa. Waxaan kaloo moodayey inaanay macno samaynayn in xitaa hadii wasiiradu metalan hal reer u bataan ay ok tahay. Marhadayba shaqadooda ka adagyihiin.^^^ Righting... Seek another Identity my friend, we are Somalis and we have Tribes, and everyone Man Has a TRibe, there is no one tribeless!
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests