idoorow so gala ilmaadeeraday ahaa
Posted: Mon Jul 05, 2010 2:43 pm
horta waxaan idin weydiiyey maxaad naxdinta uga qabtaan magaca dir waar ilaahay wuu ogyahay in reer sheekh isxaaq pure yihiin, soomaali wey ogtahay idinkuna waad ogtihiin hadaba markay jabertisku ina leeyihiin dirta waqooyi in taas micnaheedu yahay (isaaq+gadabuursi+ciise)
yaa ka laandheeraysan qabiilka intaasi iskugu tagto waxay noqonaysa in aynu somaliland leenahay oo aynu jabuuti leenahay
markaa waxaan soo jeedin lahaa darood muxuu ka koobanyahay qabilo aan isku dhiig ahayn laakiin midoobay the same with hawiye
inaga isaaq ahan waa in aynu gadabuursi iyo ciise la midoobnaa oo halkaas beel weyn ku aasaasnaa
magaceeda ka soo fikira
anigu waxaan u bixin lahgaa beel weynta reer KAAHIN