Page 3 of 4
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 12:31 pm
by Rightwing
i dident even read what liqaaye posted i just made a post concerning the ministers

The report and the title of the thread are two defferent things.
that is true walaahi they are just congratulating him, and also telling the rest of somalilanders to unite behind silanyo
exactly, they are just congratulating the president, but liqaaye faked it for his cheap shot.
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 12:32 pm
by Rightwing
My uncle Mujaahid Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe allah ha u naxariisto aamiiin

Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 12:34 pm
by The_Emperior5
state Burial For mujaheed fagadhe
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 12:36 pm
by malakumod
why aad qof dhintay u cayeysa, there are so many pro somaliland dhulos even garaad afqarshe , he even got a state Burial , same with fagadhe the mujaheeed
who is garaad afqarshe, he can be a garaad if i never heard of him.
fagadhe was far from a mujahiid, khanis xun oo fataal ah buu ahaa
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 12:41 pm
by Rightwing
state Burial For mujaheed fagadhe
That was a tragic Lost .
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 12:42 pm
by The_Emperior5
oo muxu sameye uu yuu u fataalay ceeb weye qof dhintay inad caydiid
Fagadhe wa ninki gartay , inu qoriga iyo qalin ba u qaato, inu taliski dictatorshipka dalkisa somaliland ka xoreyo
any way garaad selebaan Maxamuud afqarshe manaad aqoon wa garaad naaleyee axmed iska leeyihin i think reer cali naaleyey weye
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 12:46 pm
by The_Emperior5
TARIKH NOLOLEDKII GARAD SALEBAN DAHIR AFQARSHE OO KOOBAN
TAARIiKHDA QOOSKIISA .
Saleebaan daahir afqarshe Alla haw naxariistee wuxu kasoo jeedaa qoys umada soomaliyeed dhexdeeda magac iyo maamuus ballaadhan ku leh, taariikhdana baal dahab ah kaga xardhan, waa qoys aan filayo marka laga tago dadka taariikhda iyo waayaha somalida u dhuun daloolaa ay ka wada dheregsan yihiin dadka caadiga ahi.
Waayo waxay taariikhdu daabacday kaalintii lama ilaawaanka ahayde qoyska saleban ka qaaday halgankii lahaa hindisihii gobanimada Africa, waxaan ogahay akhriste ila garatayoo waa DARAWISHTII � uu horkacayey hal abuurkii weynaa iyo halyeygii dhaliyey saxansaxadii xornimada qaarada madow, waa halgamaagii bilaabay ee baray umada ku nool qaaradan Africa in layska tuuro reeryadii saancadaalihii reer yurub ee usoo doolay bahdilka iyo gumaysiga dadka africanka ah.
Marxuumkan hada geeryooday aabihiis AWDAHIR AFQARSHE Alla haw naxariistee waa ninka u tafaxaytay ee hurdo iyo hadhsiinaba uga tegay inuu ururiyo suugaantii dhaxal galka ahayde ee SEYID MAXAMED C/ XASAN.
Isagoo maanka iyo maskaxdaba ku hayey inay helaan jiilalka soomalida ahe soo socdaa suugaan ay ku naaloon karaan iyo af hooyo oo kaalin macna leh ka ciyaari kara marka la joogo fagaarayaasha luuqaduhu ku beretamaan laguna soo bandhigo.
AWDAHIR AFQARSHE Alla haw naxariistee waa ninka iska leh codka cajiladaha ku duuban ee gabayada seyidka lagu uruuriyey oo malaha in badanoo somalida ka mid ahi ay codkii seyidka u haystaan mase aha ee waa kii awdaahir afqarshe.
Sidoo kale marxuumkan aabihiis waa ninka sawirkiisa lasoo dheegto marka la doonayo in qaabkii iyo muuqaalkii seyidka fahamka dadweynaha loosoo dhoweeyo, waayo aad ayey isu shabahaan siday qireen ragii noloshu la daba dheeraatay ee isu arkay labada nin
TAARIIKHDA SALEBAN
Saleban awdahir afqarshe Alla haw naxariistee waxa uu dhashay sanadii 1943 waxa uu ku dhashay magaalada laascaanoodka ee xarunta gobolka sool.
Isla sanadkaas saleban dhashay waa sanad umadeena somaliyed qiimo gaar ah ugu fadhiya waayo waa sanadkii la aasaasay ururkii dhalinyaradii somaliyed Somali youth league ( SYL) ee u halgamay madax banaanida dalkeena hooyo.
Saleban magaalada laascaanood ayuu ka galay malcaamadii qur�aanka halkaas ayuuna ku dhamaystay qur�aanka kariimka ah.
Isla magaaladas ayuu dugsigiisii hoose ku qaatay ka dinba wuxu u wareegay magaalada sheikh ee gobolka togdheer halkaas oo uu kasii ambaqaaday heerkiisii waxbarasho wuxuuna bilaabay dugsigii dhexe.
Halsano oo dugsigii sare ah ayuu ku qaatay dugsigii caanka ahaa ee CAMUD, intii kalelan wuxu ku dhamaystirtay dugsiga sheikh.
Saleban Alla haw naxariistee markuu ka qalin jebiyey dugsigii sare wuxuu aqoon korodhsi u aaday dalkii la odhan jiray SOVEIT UNION hadana RUSSIA loo yaqaan halkaas ayuu aqoon badan kasoo qaatay course kiisiina kusoo dhamaystay.
Badhtamihii lixdaneeyadii ayuu dalka dib ugu soo laabtay marxuumku waxa uuna ka mid noqday saraakiishii warbaahinta somalida berigaas isagoo ahaa xidig caanka ah bahda warbaahinta dhexdeeda.
Gaar ahaan wuxu ka shaqo galay idaacadii ugu caansanayd dalka waagaas waa RADIO MUQDISHO.
Garaad saleban alla haw naxariistee dalka ayuu ka tegay isagoo arkay inaan lala shaqayn Karin dawladii kacaanka ahayde talada dalka la wareegtay sanadii 1969, garaadku markuu arkay in saxaafadii la cabudhiyey oo xoriyadii iyo xuquuqdii hadal ka badaba lagu tuntay cabirkii maskaxdana la hor istaagay ayuu sanadii 1971 dalka ka baxay isagoo sida filmkii ugu horeeyey ee laga sameeyey dabaal degii 21 octobar wuxuuna tegay dalka jarmalka halkaasoo uu uga sii gudbay dalka UK.
Saleban markuu tegay cariga ingiriiska ayuu bilaabay shaqadiisii idaacada laanta afka somaliga ee BBC-sida iyadoo uu mar noqday wariyayaash ugu caansan uguna cod baxsan, dhegaystayaasha bbc-siduna maalinta uu warka akhrinayo si gaar ah ayey ugu riyaaqi jireen saleban .
Tarikhdu markay ahayd 1978 ayuu marxuumku shaqo ah journalisti-nimo oo aad u fiican ka helay xafiiska weyn ee boqorka dawlada imaratka carabta sheikh said alla nahyaan, wuxu shaqadaas ka tegay saleban bilawgii sideetamaadkii markuu bilaabmay kacdoonkii hubaysnaa ee lagala horjeeday dawladii janankii geeryooday ee maxamed said barre horjoogaha ka ahaa. Ka dib markii ay lasoo xidhiidheen musatafe xaji nuur iyo c/laahi xaaji oo labaduba BBC-sida ka shaqayn jireen waxayna dhamaantood ku kulmeen magaalada adis ababa ee dalka Ethiopia oo ah meeshu hada saleban ku geeryooday.
Tarikhdu markay ahayd 1979 saleban alla haw naxariistee wuxu ka mid ahaa dadkii dhaliilay taliskii milateriga ahaa ee berigaas Somalia ka ariminayey, ayna la ahaatay in la raadaceeyo maamul bedela milateriga ay macangega u arkayeen ..
Wuxu saleban ku biiray jabhadii hubaysnayd ee Somali salvation democratic front (SSDF) in muddo ah ayuu ka mid ahaa dadkii jabhaadaas daadihinayey.
Ka dibna wuxu u wareegay jabhadii kale ee iyana qudheedu hubaysnayd waa Somali nation movement ( SNM).
Sidaan horayba u tibaaxay saleban alla haw naxariistee wuxu ahaa shakhsiyad ilaahay ugu deeqay haybada cod macaanka iyo luuq samida wuxuu aad uga hadli jiray loogana dhegaysan jiray idaacad ay mucaaradku lahaayeen oo la odhan jiray RADIO HALGAN.
1991 bilawgii qaran jabkii somalida markii xeedhiyo fandhaal kala dheceen ee la kala bay hoofay saleban wuxu kusoo guryo noqday magaaladii uu ku dhashay eek u barbaaray LASCANOD.
Ka dibna wuxuu ka qayb galay shirarkii nabadaynta gobolada woqooyi ee Somalia gaar ahaana kii Burco iyo Berbera, wuxuna ka ciyaaray kaalin marka laga tago kuwii goob jooga ahaa ay qireen ahmiyadeeda kuwii sheeda ka daawanayey ee geyiyada shishe joogay.
Garaad saleban alla haw naxariiste wuxu iska diiday inuu qaato jago wasiirnimo isagoo dadkii uu kasoo jeeday u tiir naxayey wanaagna la doonayey .
Waxa uu markasta naawili jiray in bulshada la bisleeyo oo maskax ahaan loo diyaariyo si ay bulshoyinka kale ee ay ood wadaagta yihiin wax ula qaybsadaan.
Marxuumku wuxu noloshiisa intii ugu danbaysay ku qaatay magaalada Hargaysa ee caasimada u ah jamhuuriyada la baxday Somaliland, halkaas oo xilal kala duwan ka qabtay sida agaasimaha guud ee idaacada maamulkaas iyo xoghayaha joogtada ah ee gudiga qandaraaska iibka maamulka Somaliland.
Tarikhda saleban aw daahir afqarshe maaha mid lagu soo koobi karo faallo gaaban iyo maqaal urursan waa tarikh heerar kala duwan soo martay.
Waana tarikh nuxur fara badani ka dhaansan yahay.
15/06/2009 maalin isniin ah ayuu ku geeryooday adis-ababa dalka Ethiopia.
Waxaan ilaahay uga baryeynaa naxariis iyo denbi dhaaf aamin aamin aamin.
W/Q : Aadan cige cali
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 1:21 pm
by malakumod
oo muxu sameye uu yuu u fataalay ceeb weye qof dhintay inad caydiid
Fagadhe wa ninki gartay , inu qoriga iyo qalin ba u qaato, inu taliski dictatorshipka dalkisa somaliland ka xoreyo
any way garaad selebaan Maxamuud afqarshe manaad aqoon wa garaad naaleyee axmed iska leeyihin i think reer cali naaleyey weye
firstly i dont who this afqarshe character is but i know for sure he is not a garaad.
what kind of a garaad gets buried in hargeysaa wih non of his clan in attendence. lool
only an SNM homo gets that treatment, he belongs in the dustbin of history alonf with fagadhe. these two motherfuckers couldnt even get a burial in laascaanood.
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 1:26 pm
by The_Emperior5
he was a dhulbahante garaad, his father was aw afqarshe the man who collected all the poems of maxammad cabdulla xassan isaga xitga ku luqeyey aabihi , , he was garaadki ka so horjeeday talisgii maxammad siyaad bare , whats the problem if he is buired in hargeisa or any other city of somaliland., garaad cabdirashid garaad ismacil was there in hargeisa aaskiisa.
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 1:29 pm
by senoritaa
Subxanallah
Some people have serious hate in them. AUN Fagadhe he was a hero, a visionary and a nationalist., AUN the other Elder too
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 1:30 pm
by malakumod
he was a dhulbahante garaad, his father was aw afqarshe the man who collected all the poems of maxammad cabdulla xassan isaga xitga ku luqeyey aabihi , , he was garaadki ka so horjeeday talisgii maxammad siyaad bare , whats the problem if he is buired in hargeisa or any other city of somaliland., garaad cabdirashid garaad ismacil was there in hargeisa aaskiisa.
before it was 'garaad' afqarshe and cabdi rashiid garaad ismaaciil. clearly there is no point in discussing fake mujahiids and non existen garaads.
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 1:34 pm
by malakumod
Subxanallah
Some people have serious hate in them. AUN Fagadhe he was a hero, a visionary and a nationalist., AUN the other Elder too
yeah he definitely was 'hero' what ever rocks your boat baby

Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 1:41 pm
by The_Emperior5
Subxanallah
Some people have serious hate in them. AUN Fagadhe he was a hero, a visionary and a nationalist., AUN the other Elder too
some people are just full of cuqdad dont mind them , he is dissing a dead man , for his political believes , dhaqanka somalida waxa ka manuuc aflagadada boqorada salaadinta cuqaasha isimada , laakin qofku hadu cuqdad qabbo waxba ma xeeriyo
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 1:50 pm
by malakumod
Subxanallah
Some people have serious hate in them. AUN Fagadhe he was a hero, a visionary and a nationalist., AUN the other Elder too
some people are just full of cuqdad dont mind them , he is dissing a dead man , for his political believes , dhaqanka somalida waxa ka manuuc aflagadada boqorada salaadinta cuqaasha isimada , laakin qofku hadu cuqdad qabbo waxba ma xeeriyo
war bal neefkan eeg. wa maxay xeerkan iyo waxaad ka hadleysaa. marka hore adeer fagadhe hadii aan cayo iyo hadii kaleba wax adiga ku qoseeya ma aha. cuqdadan aad hadleysidna waxay tahay bal ma sheegikartaa. boqoradn salaadinta cuqaasha isimada aan aflagadeeyena wa'ayo. ma waxaan jiran been xeeriyaa.
Re: Ciidagale Begging for a Minister
Posted: Sat Jul 10, 2010 1:53 pm
by The_Emperior5
Subxanallah
Some people have serious hate in them. AUN Fagadhe he was a hero, a visionary and a nationalist., AUN the other Elder too
some people are just full of cuqdad dont mind them , he is dissing a dead man , for his political believes , dhaqanka somalida waxa ka manuuc aflagadada boqorada salaadinta cuqaasha isimada , laakin qofku hadu cuqdad qabbo waxba ma xeeriyo
war bal neefkan eeg. wa maxay xeerkan iyo waxaad ka hadleysaa. marka hore adeer fagadhe hadii aan cayo iyo hadii kaleba wax adiga ku qoseeya ma aha. cuqdadan aad hadleysidna waxay tahay bal ma sheegikartaa. boqoradn salaadinta cuqaasha isimada aan aflagadeeyena wa'ayo. ma waxaan jiran been xeeriyaa.
qof dhintay inad caydiid waba shay aad u foolxun diinta islaamkana wa ku mamnuuc , fagadhe wa oday reer somaliland ah oo qaabdhiska somaliland ka so qeyb qaatay masuul qarranka dalkayga na wu so ahaan jiray marka caydiisu way i dhibaysa ma fahantay , as for the garaad ninku wa garaad ama siyasadisa diid ama wax kalle ma didii kartiid titlekisa , wa oday dhaqmeen somaliyeed