He is known for his outspoken manner, Somalilandism and staunch patriotism.
Moderator: Moderators



He is definitely going to be a minister, but I am not sure it will be minister of defence I think he rather will be the minister of aviation. Ina Kahin Would be a great minister of defence. Mujaheed drawal will also be a minister
Suldaan Emperior


horta fuaad wa muwadin wa nin lugu amini kara difaaca qarranka. laakin i still think Ina kahin wiill do a even greater job
drawal ma odhan inu noqdo wasiirka difaaca laakin i am sure he will be a minister


maya ninkan waa nin sacad muse ah oo hogaamin jiray ciidankii xeebaha galbeed ee 99 waana xubin aad u muhiima ee kulmiye isagaanan u dooran lahaa wasiirka difaacayeah i know jidhif wa nin arab ah


nin inaadeerkiiya ayaa loo dooranayaa isaga looma baahnaYou guys should offer Mudane axmed godane as DM
Sheekh Godane is the Amiir of Islamic State of Somalia and SL is included in that country.You guys should offer Mudane axmed godane as DM
Fu'aad and defense minister? Waaryaadha maxaad damacdeen? Waxaan u malaynayaa inaad kaftamaysaan.Mujaahid Fu'aad Adan Cade![]()
![]()
He is known for his outspoken manner, Somalilandism and staunch patriotism.

Aar orod hooyadaa wase anagu sidiina prostitue ma nihine. Ma guryahanaagu keenay adaa guryahaagii keenee oo haddana qaylinayee. Sidii candhabuur weligaa xafiiltan.to the ina gumeed above. What happened to your usual nonsense about reer hebel baa 'somaliland' ah iyo reer hebel baa 'somaliland' keenay? Doesnt fuaad aadan cadde, count, doesnt, xayraan doesnt xayraan count, doesnt ina garaad maxamuud count. Haye bal tell me ina faroolow.
Kama fogi. Waxaan ahay Bah-Idarays.udun waxaasi waxba kama jirto maanta madaxweyne rayaale wuxu magacabay gudi xil wareejin ah and eveerthing is going smooth at the moment , Ethiopia waxba ma qasi karto wa iska hadal, Ethiopia waxay ku qasbantahay inay la shaqeyso dawlada cusub, anagu danaha somaliland cidna uga dabba fadhisan meyno ,
any way udun ma reer jibriil baad tahay adigu?

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests