Kama fogi. Waxaan ahay Bah-Idarays.udun waxaasi waxba kama jirto maanta madaxweyne rayaale wuxu magacabay gudi xil wareejin ah and eveerthing is going smooth at the moment , Ethiopia waxba ma qasi karto wa iska hadal, Ethiopia waxay ku qasbantahay inay la shaqeyso dawlada cusub, anagu danaha somaliland cidna uga dabba fadhisan meyno ,
any way udun ma reer jibriil baad tahay adigu?
i see cali naaleeyee, qolada bihina caraale baad walalo tihin iyo bah cabdalle iyo bihina samatar iyo barig haye