War Deg deg ah: Hoggaamiyaha Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Qaraxyadii Kampala, Fariina U Diray Madaxweynaha Yugaandha.
(Hadhwanaagnews) Wednesday, July 14, 2010
Sheekh Mukhtaar Abu-Zubeyr oo ah Amiirka guud ee Al-Shabaab oo goor dhawayd soo diray Farriintii ugu horaysay ee ku saabsan Qaraxyadii Kampala, ayaa ugu Hambalyeeyay kooxdii fulisay Weerarkaasi oo uu ku sheegay Guutada SAALAX NABHAAN. Isagoo Maanso Fariin Culusa u diray Madaxweynaha Yugaandha Yuweeri Musafeni HALKAN GUJI OO DHAGAYSO
Submit by:-Abdisalaam-Abuhurayra
http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=16209



