Moderator: Moderators










^
![]()
![]()
![]()
Idoor Mareexaan la siistey.waar maad waalatey RW
Unless Liqaaye and Emperor ey yihiin naafo diidney

^
![]()
![]()
![]()
Idoor Mareexaan la siistey.waar maad waalatey RW
Unless Liqaaye and Emperor ey yihiin naafo, diidney
Labadaba waa lagu khasaaray![]()

people just assume inan habarjeclo u hiliyo because i was a great kulmiye supporter , wa dhibaato taasi walahi
habaryoonis wa tolkey habarjeclo na sidaso kalle, laakin umadda qaar lama indho buuxin karo
when i supported udub dadku waxay igu odhan jireen habarjeclo baad necebtahay markan kulmiye noqday , waxay dadku igu yidhahaan habaryoonis baad ka hilisay![]()
i hope Dr gaboose becomes the next candidate for kulmiye marka hadana hala moodo inan habaryoonis u xaglinayo, mala marka they will call me a self hater hadu nin habarawala ka badiyo


maya dhiig amxaar igu ma jirto lol waxan ku yidhi that topic was adan madoobe are full of cuqdad, adigu marka tusaala ahaan waxaad tilaantay adan madoobe oo dhan waxad ku matashay cali gaab iyo liqaaye , oo waxad sheegtey waxay iyagu yidhahan inay cuqdad tahay marka hadalka context haka saarin i said marku kalill leeyahay , silanyo hadu qabsado dagaal ba dhacaya, manay taasi cuqdad ahayn, tasan yidhi adigu markad cuqdadi adan madoobe sheegtey ana aan ta kala iftimiyey ileen the truth lies some where in between meel dhexe

Aniga ha iga dhigin nin maalin walba sidaa odhan jiray. Waxa keliyaad ku fiicantahay waa topigyada lasoo baadho e bal soo baadh oo soo ururi inta goor een sidaa idhi. Haddii runta la sheego hal mar ama laba goor kama badnayni said marku kalill leeyahay , silanyo hadu qabsado dagaal ba dhacaya, manay taasi cuqdad ahayn, tasan yidhi

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 7 guests