Waa la garanaa ninka Ilahay ha u naxaristo the guy was innocent he didn't hear the warningsI think it was freak accident.
They guy was playing loud music and went in to far toward madaxtooyo building. According to them, he was warned but didn’t hear it. ILAHAY ha u naxariisto.
Waxa laga yaaba inuu Qurbo joog ahaa…we think we’re above the law when we go there. Locals know not to mess with that area at night.
he was from south London
Maanaan garan inuu qurbo jopog maqiiqan ahaa. We have to learn to aboey the law when we go home. Sharci darada iyo musuqmaasuqa walaahi qurba joog awadanka la taga o u haysta wax kasta inay dollar ku heli karaan.
Marxuunkan waxaa la yidhi ceergaabo ayuu ka so drive gareeyay sidu uu maqiiwnaa isago mirqaasan oo maalintiioo dhan soo qayilayaayay (waa sidaan maqlaye) gaadhigii uu wataynay siige casi wada qarisaya ayuu habeenimidii marku Hargeisa soo galay meel kale kumuu leexanee madax tooyada isku sii dayaay, waliba xageeda dambe ee aadka loo ilaaliyo. Music giina wuu wada dalacday…..
Wadkiisaa waday laakin, thet was NOPT smart thing to do.