Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silcanyo"

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silcanyo"

Postby Bohol iyo karaman » Sun Jul 18, 2010 12:34 pm

Siilaanyo waxaa uu noo sheegay, ayaa ka wayn waxaa uu shacabka somaliland u sheegay.Waxaa shalay ahayd in Ina Cigaal AUN uu ahaa kii ku guulaystay doorasho aan xaq ahayn,ee Boorame ka dhacday, inkastoo aanu maalintaa xaq u arkaynay. Markaa waxaa hareero taagnaa dad badan oo dumiyayaal ahaa sida Muse Biixi, Dhega wayne iyo Mahammed Kaahin, waxaa ay noo sheegeen maalintaa inay jiraan qabiil doonyaaya inay qabsadaan dalka oo xoog ku qabsadaan, qabiilkaa oo ah qabiil ka mid qabaa”ilka reer Sheikh Isaxaaq, markaa waa in layska qabtaa qabiilkaa.

Taasaanu ka codsanay inuu noo hir galiyo madaxwaynaha cusub ee la doortay ( waa ina cigaale ), waanu ku dhaqaaqay Ina Cigaal wixii ay doonayeen, shuftadii bilaa aabaha ahayd, ilayn waa wada ina ……, mid magac lihi kuma jiro, waa ina Kaahin Ina Biixi, iyo ……………… .Madaxweynaha la doortey Siilaanyo wuxuu ahaa kii Djbaouti ka yidhi markii uu Cabdirahmaan Tuur ilaahay haw naxariistee madaxwaynaha ahaa, ( hadii aanu nahay ururkii SNM dalkan waxaanu ka xoraynay qabiilii Siyaad Barre, waxana qabsaday qabiilkii Cabdirahmaan Tuur, markaa dhamaan qabaa’ilka dega Somaliland waxaanu go’aan ku gaadhnay inaanu dalkii dib u xorayno, oo aanu ka xorayno qabiilka Tuur.

Hamigii sidaa ahaa inuu dhacay cidi ma mooga. isla maalmihii la doortay ayuu ina cigaal yidhi , ruush iyo maraykan baa dunida ugu waynoo waxaanan ka yeelayn ayaa qabiil ka mid qabaa’ilka dalka degaa doonayaa inaan ka yeelo, kana yeelli mayo, iska markiiba waxay ku guulaysteen inuu dagaal dhaco. Muse biixiigaa maanta la dhooldhoolayaa wuxuu noqday wasiir difaacii, anagoo harreero taagan ayuu ku dhawaaqay ANIGOO WAX DILI KARA DUCO QAADAN MAAYO, ilaahay lugtiisa ha gooyee wuu na lug gooyay.

Nasiib daro waxba ma dilin, isagiibaab dirqi ku baxsadaye, waxaa iminka ii muuqda sidii uu ugu sigtay bariga Burco, iyo maalintii salaasada ahayd, wuu garan Muse Biixi haduu akhriyo qoraalkaygane, ilaahay haw naxariistee ina Cigaalna iskamuu garan ee wuxuu ku dhawaaqay.

“SIDII HORE HA NA MOODINA HA NAGU SOO LUG GO’INA, DAGAAL BAAN KU DHAWAAQAY, I DECLER WAR, ANNA ALANTAL XARAB” ayaa hadaladiisii ka mid ahaa ,isagoo markaa u jeeday qabiilkaa aanu walaalaha nahay ee aanu barigaa la colawnay. Sababta anigu iminka garan maayee, dad iyo duun yaba waanu dhaqaaqnay , waxaanu nidhi halkay joogaan dadkan diidan Somaliland, waa sida wax naloogu sheegee, waxaa la yidhi saldhigoodu waa Burco, waanu dul tagnay,
KU BILAABA ayaa ka dhacday, waanu ku bilawnay , Maxamed Kahin dib looma arag, ina biixi isagoo laba nin leeg ayuu na keenay Burco barigeeda, nasiib daro isagu ma soo dhaafin Hudisa, waxase na hogaaminay Ibraahim Dhega wayne, oo shaadh libaax xidhan.

Waxba yaan dheerayn qoraalkee, ina Bixii ayaanu nidhi waar soo dhaaf Hudisa oo noo kaalay, iyaago ina Kaahin la waayay meel uu joogo , wuu noo yimi, waxaanu ka soo galay dhinica bariga isagoo noo sheegay in la midh tiraayo malayshiyada Somaliland diidka ah. Waxaa Maalintaa hareer socdey Abdilaahi Dareewal oo aan tol badan ku lahayn meesha, oo aanu odhan jirnay Dareewal bilaa tol ah.

Gabagabadii mar kaliya ayuu kii labada nin ahaa ee ina Biixii nin nuskii leekaaday, oo ina Kaahin Galbeed u hashleeyay sidiisii, oo Ibraahin dhegewayne shaadhkiisii kii bisada noqday. Markaasaanu hareeraha eegnay saa waa kaligayo, oo ragii aanu is lahayn way idin hareero joogaan la waayay.

Anigu Xasan ahaan markaasaan ka soo baxay dagaalkii sokeeyaha, oo aan imi Hargeisa waxaan soo fadhiisatay marfash uu gogladay Siilaanyaha maanta la caleemo saaray, wuxuu ku sheekeenayaa in yar baa hadhay, oo waa cidhib tiraynaa, markaasaan meeshii aan ka imi ka waramay, wuxuu igu yidhi ayaan manta xasuustaa, wuxuu igu yidhi “Nin Habar Awal ah baa tahay oo dagaal wax kama taqanide, anaga na waydii adeer, dibna hawgu noqon Burco”

Wali waan xasuustaa hadaladii siilaanyo!!!
Guntii iyo gabagabo maantaa intii soo noqotay, waxaan kula talin lahaa sharaftii xabuush iyo tii awalba way ku dhimatay Burco, ee manta soo celiya, oo ku bilaaba mar danbe, sidii ay balanteenu ahayd, iyo wixii aad noo sheegtay Madaxwayne ee aad noogu balan qaaday, waayo waa taa in badan noo sheegayseen, dooni maysaan dad walaalo ah, oo meel wada degen markaa ama aan u hadhno dalka ama haw hadheene, aan ku bilawno maantana, waayo intii uun baa ku dul joogta , nimankii aynu isugu tagnayna way ina eegayaan,

Dib haw laabanina,
Iyo qoraalka danbe ee taxana ah

Xasan Xaaji D.
Dubai, Emaaraadka Carabta

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silca

Postby Siciid85 » Sun Jul 18, 2010 12:40 pm

Sheeko Qabil. :down: waliga horta wax aan ahayn qabil so ma dhiigtiid miyaa oo wax ficaan aan ahayn? acudubillah, you need to clear your mind and heart from qabil end of, i suggest a vacation from snet.

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silca

Postby SahanGalbeed » Sun Jul 18, 2010 1:28 pm

Very difficult to gauge where he is coming from ,why is he taking shots atcertain individuals and where he is trying to go . Malaha waa oday ama de waa iska reer miyi:lol: Basically sheekadu waxa weeye , dagaal sokeeye baan galay , HY baynu isla dagaalanay , yaaney dib u dhicin na insha Allah :lol: wa intaas uun . Halku Muse Bixi iyo Silanyo ku sanifay ma garanayo laakin anigu .

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silca

Postby SahanGalbeed » Sun Jul 18, 2010 1:58 pm

Ninka habar awasha ah e walaalkey ah waxan odhan laha "adeer cid dagaal kugu qasabtay ma jirto ". Haddey ka dhab ahayd oo ay ku dhibaysoi xabadaas aad isku ridaysaan nimaankaa walaalaheen eed magacoogi xitaa aad sheegi kari la'dahay dee intaad qoriga dhegta saarato baad berberadaadi isaga labaan lahayd :lol:( hadaanu ina odhan anigu nin maxamad cisee oo reer burceed ah baan ahay ) Waad iska laban lahayd adiga oo aan eeda u saarin walaa ina Cigaal ,walaa Silanyo waa ina Bixi. Ninka dagaala ku ba'asi horta waa mid aqligiisa isticmaala , adiga I am sorry to say--> 'dagaal wax ka ma taqaanid " :lol:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silca

Postby SahanGalbeed » Sun Jul 18, 2010 2:19 pm

Look here all you lil pundit wannabes , waxan idiin siinaya "analytical tools " sii aad u kala fahantaan sidey u kala socdaan ciiyarahani. Qabiilka waxa soo gashay halkan , when a certain individual in our society drifts away from what is considered the "main stream" collective stand on a certain issue ,wuxu qofkaasi la soo baxa qabilkiisa , to give himself a certain legitimacy . Wuxuu marka qofku isticmaala kalmadda "anaga " halku ka odhan laha "aniga " . I do it a lot too :lol: laakin de anigu waxaygu LOGIC bu ku fadhiya , the whole point being having people following your thought from point A to Z without losing anyone along the process or having everybody going "wtf?". :lol:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silca

Postby SahanGalbeed » Sun Jul 18, 2010 2:44 pm

And finally my last point is ,one could have said here "this guy is so full of shit ,he prolly is not HA to begin with !". <-- well that my friends would implicitly mean" we 're above that , we're not like that ,etc..etc which is of course NOT TRUE . Nin waliba halku isa soo taago oo u ka soo ridayo baa loogu xidha dabka ! Dinosaurs belong to the museum ,we're looking forward to a better future for all of us God willing ! Peace .

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silca

Postby SahanGalbeed » Mon Jul 19, 2010 12:45 am

So? Are you all more confuded now ? Good stay that way ! Take the bait and he who taught he was fishing with it :lol:

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silca

Postby LiQaaye_TDH » Mon Jul 19, 2010 12:05 pm

This BOHOL gets Nightmares about Muse Biixi and Silaanyo at night :lol: Warya Go and Seek some some Medical Help!

koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silca

Postby koohi » Mon Jul 19, 2010 4:13 pm

beryahan dagaal ayaa ka socda hadhwanaagnews.com

habar X: waa mujaahid
habar Y: mayanee waa jaahil

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silca

Postby Cali_Gaab » Mon Jul 19, 2010 4:17 pm

Bohol ayaad la yaabteen? Anigu waxaan la yaabay SahanGalbeed :lol:

Camu, maxaad leedahay iminka :|

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Habar Awal Dagaal waxaba kama taqaan, Aamus adeer "silca

Postby SahanGalbeed » Tue Jul 20, 2010 12:42 am

"Assess , defuse ,erase ,compose " Baa la yidha arrintan . Fahan arrintu halkey ka socoto Ka hor tag ama hor dhig halku ku dhacayo hadalkaasi , markaa adigu na message kaaga ka dhiibo . Nimanka siyaasada ku jiitay uun baa og :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests