Moderator: Moderators

http://horseedmedia.net/2010/07/16/kays ... ka-hadlay/
Maqal waraysiga Keyse Cabdi Yusuf
“…Ururka dib u dhac baahsan ayaa ku yimi oo ah dhinacyada siyaasada,dhaqaalaha,maamulka oo noqday fadhiid sidaa daraadeed waxaan go’aansanay in aan noqono garab gooni u taagan oo ka madaxbanaan hogaanka midnimada iyo badbaadada SSC Saleebaan Ciise Axmed xagla toosiye…”,ayuu yiri.

Cirwaaq,I will agree only on a single point with UDUN. This SSc group have done all of this simply for attention and now it is getting out of their control and they do not have the intelligence to stop the momentum of the movement.
More local have abandoned their homes and as the conflict sweeps across sool it will likely wipe out entire settlements for every.
Elections are finished and they are left with a bitter taste in their mouth. There is a point of no return in any decision or action and this group has passed that point. Were they to now withdraw they will never have the chance to rally the people ever again.
Somali Suicide CemeteryRIP


Cali Geri uguma badna laakiin waa ka mid ah reeraha ugu badan. Reer Hagar dee taariikhda Soomaalida haddaad baadho, badh iyagaa leh. Reero kale oo badanina waa jiraan. Maashallaah, reerku waa wada LAANDHEEREudun niyaw anigu wax dhulbahante ah inan hargeysa aanu sxb ahayn oo hooyadii isxaaq ahayd baan aqaanaa oo reer hargeysa ah wuxuu ahaa jilib la yidhaa CALI geri wuxuu ii sheegay in cali gali yahay jilibka ugu balaadhan dhulbahante wuxuuna ii sheegay in waa hore ay 1000 nin iska kala dileen khilaaf ka bilaabmay barkad awgeed, waxa kaloo uu ii sheegay in jilib la yidhaa hagar aadan uu yahay ka idunku dagaalyahansan, markaa ma runtiibaa waxyaalahaasi
Waxaan rabay inaan idhaahdo ninkaas Hargaaysaay la yidhaahdo oo Isaaq ah baa fikradaas ila qaba iyo waliba rag kale oo aan aqaano.One a Somali always a Somali. We all brothers and sisters who belong to the Somali Republic including SLers. Let us keep it that way and hope for the best.
WAR ILEEN KAN HARGAYSAAY WUXUU DHULBAHANTE U CAAYO, ILEEN WAA NIN AAN WAX AQOON AH U LAHAYN, WUXUU KU LEEYAHAY HAL NIN OO DHULBAHANTE AH BAAN AQAANAA, RUNTII QOFKU HADUU RABO INUU DAD LA KAFTAMO AMA UU LA DOODO WAA INUU DADKA YAQAANAA. WAXAAN OGAHAY ISAAQA DHULBAHANTE YAQAANAA WAXBAY XEERIYAAN OO INTOODA BADAN MA CAYTAMAAN, LAKIIN QOLYIHIINAA SHISHE DEE DAKA HADAYDAAN AQOON WAX LAGAMA SHEEGO.udun niyaw anigu wax dhulbahante ah inan hargeysa aanu sxb ahayn oo hooyadii isxaaq ahayd baan aqaanaa oo reer hargeysa ah wuxuu ahaa jilib la yidhaa CALI geri wuxuu ii sheegay in cali gali yahay jilibka ugu balaadhan dhulbahante wuxuuna ii sheegay in waa hore ay 1000 nin iska kala dileen khilaaf ka bilaabmay barkad awgeed, waxa kaloo uu ii sheegay in jilib la yidhaa hagar aadan uu yahay ka idunku dagaalyahansan, markaa ma runtiibaa waxyaalahaasi

abti anigu dhulbahante waxaan idhaa dagaalku idinka iyo anagaba idiinma fiicna ee qoryaha dhiga that is all.
waana runtaa dhulbahante aad um aqaan nin ciidagale oo reer hargeysa ah baan ahay markaa reer bariga ma aqaan
laakiin anagu ogaadeenka ayaan naqaan , idinkana HJ ayaad is taqaanaan, ee idinkuna isaaqa ha jamcinina, anagu hadaan ogaadeen isleyno ama is qabano hadaan idhaa daarood baan isleynay sow dhib maaha idinkina hadaad HJ isqabataan ha odhanina isaaq baan is qabanay,

War ninyhow hargaysaay horta xaalkii aad bixisay waan kaa aqbaly, qofka dadnimadiisa waxaa lagu qiyaasaa marka uu khalad galo ee uu garowsado. waxaan u malaynayaa nin wanaagsan baad tahay laakiin caadifad baa jirta, taasoo inagoo dhan inagu wada jirta, markaa dee kaftanka yaan la joojin laakiin waa in uu ixtiraam jiro.. aad baad u mahadsantahay...horta thanks for the information niyaw sxb anigu hargeysa bariba ugama bxin alaylehe mar aan 1999 burco tagay mooyee markaa taariikhdaa bariga iyo qabiiladoodaba inaan wax ka sheegaa waa khalad ee xaal qaado oday

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 7 guests