Postby Bohol iyo karaman » Tue Jul 27, 2010 3:03 pm
cismaan cabdulaahi saxardiid waa reer bohol, reerkoodu wuxu degaa bohol area, waxa isaagaa uu reer abti ah dhulbahante, adeerkii wuxu wasiirka ahaan jirey dawladii siyaad bar wuxunaa qabijirey habartii midgaan inaa samatar difaacaysey ee ina isaaq biixi,
ilmaadeeraadii oo dhan waxa uu reer abti ah sacad yoonis.
adeeradii sida Aar oo kale waxay ahaayeen taageerayaasha Udub