Moderator: Moderators

its always islaamo who are behind every mudaharaad, ileen islaamuhu are a power to be reconed with, they have the power to chance and move political establishmentsdadka mudaharaadayayna ,waxa ay u badnaayeen Dumar iyo dhalinyaro

i dont know what they are crying about they got 3 ministers selel and awdal
last time i checked under rayaale they had also 3. maxa is badalay?

Taliyihi cidanka qaranka odaygii adeerkey aha miyaa horta laga qaaday ? qowmiyaad gaar ah baynu iska nahay anagu oo Arabsiyo ilaa Itoobiya intaa u dhexeysa inaanu gaadiid dambe marayn ba inaga balan ah haddii jagadaa la inaga qaadoThis is getting ridiculous !!

Word on the street is his on borrowed time. He did not pull his head out of Riyoles arse in time.Taliyihi cidanka qaranka odaygii adeerkey aha miyaa horta laga qaaday ? qowmiyaad gaar ah baynu iska nahay anagu oo Arabsiyo ilaa Itoobiya intaa u dhexeysa inaanu gaadiid dambe marayn ba inaga balan ah haddii jagadaa la inaga qaadoThis is getting ridiculous !!

War Sahan not long ago you did not know HJ existed, now your breaking up the subtribes.Mayee haddii mid reer daahir ah lagu badalayo waxba ka ma qabno inagu ,laakiin sida kale waa lagu kala kacaya . ( magacaa reer daahir oo aad mar carabka aad usoo mariso ayuun ba ku filan sheikhan)

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 20 guests