Moderator: Moderators


A.geeljire......ninkaasan niyow aad an u xiiseya qoraladisa in aan akhristo....waana wada funny....haduu decumentary ama program ayu sameyn laha barnaamijkisa wiigiba 10 to 15 minit o video ah ayu soo saari lahaa oo laba qof ay ku matalaayaan.![]()
![]()

niyow wa qoraa caan ah oo website yada somaliland wax kusoo qora oo majajilo ah oo uu ku matalayo laba ni oo sheekeysanaya midna macarad yahay midna muxafid.....A.geeljire......ninkaasan niyow aad an u xiiseya qoraladisa in aan akhristo....waana wada funny....haduu decumentary ama program ayu sameyn laha barnaamijkisa wiigiba 10 to 15 minit o video ah ayu soo saari lahaa oo laba qof ay ku matalaayaan.![]()
![]()
Who is he? QOLDODIISA uma jeedo.I'm talking about his profile....


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 11 guests