Page 1 of 1

Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 4:10 am
by LiQaaye_TDH
Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiiladda oo Sheegay inuu U Tartami Doono Doorashada Madaxtinimada

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiiladda oo shaaca ka qaaday inuu Doorashada Madaxtinimad ee Xisbiga Kulmiye u tartamayo

Hargeysa,(Qarannews)-Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiiladda Soamliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa ku dhawaaqay maanta inuu is sharaxayo Doorashada Madaxtimada ee soo socota, sidaasina ay tahay go'aanka mustaqbalkiisa siyaasadeed oo muddo badan uu soo waday

lama garanayo hadalka Samaale waxa uu daaran yahay, hase yeeshee waxa soo if-baxaya tibaaxo ka soo baxaya xisbiga kulmiye oo sheegaya in uu jiro loolan adag oo ka dhex jira siyaasiyiinta xisbigaasi oo u ololaynaya sidii midkasta oo iyaga a mid ahi u dhaxli lahaa talada xisbiga maadaama Siilaanyo ka hor dhaqaaqay

waxa uu dhawaaqa Samaale ku soo hagaagay wakhti la wado xaflad lagu sheegay in Muuse Biixi oo ah Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga ah berri lagu wareejinayo Guddoomiyenimadii xisbiga taasoo loogu balan qaaday shirweynihii labaad ee xisbiga ee burco, taasoo lagu casuumay ilaa laba boqol oo qof, matrigalinta shirkaana sida ku cad kaadhadhka casuumada uu ku saxeexan yahay Madaxweynaha Somaliland

talaabada Samaale ayaa loo arkaa in ay tahay mid dabka ku sii hurinaysa khilaaf siyaasadeed oo in badan ka soo dhex holcayay Kulmiye, waxaanay u muuqataa inay kala cadaan doonto berri

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 6:52 am
by Siciid85
Wa Qoladee Mr Samaale ma dhulbahante?

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 9:40 am
by The_Emperior5
no he is sacadmuse

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 10:00 am
by LiQaaye_TDH
Nimankan Sacad Muse they have too Many Politicians in This Shid :lol: :lol: :lol:

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 10:01 am
by Siciid85
Emperior, and what party is Mr Samaale part of? ma kulmiye party ba.

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 10:04 am
by The_Emperior5
Emperior, and what party is Mr Samaale part of? ma kulmiye party ba.

Kulmiye party

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 10:07 am
by Siciid85
Gartay, well if Mr.Samaale is going to run for kulmiye presidency he has to challenge the likes of Muse bixi and others etc in the party.

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 10:10 am
by The_Emperior5
Indeed but he does not have a chance against Muuse biixi :D

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 10:30 am
by Siciid85
Xaabsade waxan maqlay his opening his own party maxa ka jiira.

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 10:36 am
by The_Emperior5
Xaabsade waxan maqlay his opening his own party maxa ka jiira.

There wont be any new xisbis he might run ucid u never know, xaabsade wants the seat of selebaan gaal kursigas bu cashaqay

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 11:05 am
by Dhaga Bacayl
Xaabsade waxan maqlay his opening his own party maxa ka jiira.

There wont be any new xisbis he might run ucid u never know, xaabsade wants the seat of selebaan gaal kursigas bu cashaqay

Isn’t that what sillanyo campaign slogan was all about. “Waanu furayna xisbiyada” maxaa is bedelay?

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 11:07 am
by Siciid85
The_Emperior5, there will be but with different players, obvisiouly xaabsade is more interested in running for president and establishing a harti party rather then a seat in golaha, the same goes for men like Muj.Dhagaweyne who run UDHIS, and others etc.

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 11:11 am
by hargaysaay
I knew him way before he intered polotics he got hargeysaays vote in the next elections people where ever they are in somaliland love and trust this man he has every strong chance of beating any one that runs against him.

does this mean that silaanyo is not going to run in next elections

Re: Mr Samaale is Running for President Next Term

Posted: Wed Aug 04, 2010 11:18 am
by The_Emperior5
The_Emperior5, there will be but with different players, obvisiouly xaabsade is more interested in running for president and establishing a harti party rather then a seat in golaha, the same goes for men like Muj.Dhagaweyne who run UDHIS, and others etc.

yeah but there will always be 3 political partys in somaliland just different chairmans xaabsade or the hartis in somaliland can run for a partys that exist allready