tu yar oo duriyada reer sheekh isxaaqii ku dhinac fadhido oo ay kuu sheekaynayso
heestan macaan ee fanaanada reer boorama AAMINA FAARAX aad labadiinuba ku raaxaysanaysaan
naftaydaa agtaadiyo aragaaga jeceloo indhaha ku doogsada
waaryaadha dhalinyaro saxibayaal waqtigan ayynu ku jirno waa dahabe ka faaidaysta



