Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Yemen Oo Joojisey Qaadka

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Yemen Oo Joojisey Qaadka

Postby Bohol iyo karaman » Tue Aug 10, 2010 12:33 pm

Yemen Oo Joojisey Qaadka
Tuesday, 10 August 2010
Image
Madaxweyanah dalka Yeman Cali Cabdalla Saalax ayaa bilaabay in uu iska joojiyo cunista qaadka ka dib sanado badan oo uu caan ku noqday marqaanka .
Madaxweynaha ayaa go`aan ku gaaray in qaadka iska joojiyo isla markaana yareeyo tagista goobaha lagu marqaamo oo ay isugu yimaadaan mas`uuliyiinta dowlada .

Mr.Saalax oo ay marqanka ama cunista qaadka ay ugu bixi jirtay goobaha lagu qayilo ee bulshada aha halkaasi oo ay u siman yihiin madax iyo shacabka ayaa haatan macsalameynaya marqaanka.

Ilo wareedyo ku dhaw Mr.Saalax ayaa sheegay in madaxweynaha uu tagayo goobaha lagu marqaamo marka ay danta qasabto laakiin lama sheegin dantaasi waxa ay tahay .

Madaxweyanaha ayaa inta uu marqaamayo ka shaqeynayay arimaha dowlada , waxa uuna haatan sheegay goobaha la isugu yimado ee marqanka uu tagayo marka danta dowlada ay timaado laakiin xitaa uusan laama-laameysaneyn (laan qaad isku mashquulineyn).

Marar badan ayuu dadka dalkiisa ugu baaqay in ay iska yareeyaan ama joojiyaan cunista qaadka laakiin tani waa markii ugu horeysay oo isagu go`aan ku gaaro si loogu daydo.

Qayilaada qaadka ayaa Yeman ka bilaabata ka dib xiliga qadada , waxaana guud ahaan la xeraa xafiisyada dowlada , dadka suuqayada ayay ka yaraadaan , iyadoo qayilaada ay soconeyso ilaa qoraxda ka dhacdo halka qaarkoodna uu waga u baryo.

Warbixinadu waxa ay sheegaan in madaxweynaha yamen uu kiilooyin qaad ah cuni jiray , inta marqaanka uu ku jirana uu holwaha dowlada waday .

Ma Jacleyn Cali Cabdalla Saalx xiliga marqanka sheeko badan waxa kaliya ee shaqeynayay waa gowsihiisa iyo gacanta .

Lamana saadalin karo in madaxweynaha uu go`aankaasi si rasmi ah u hir gilin karo maadaama xitaa uusan go`aan ka gaarin in goobaha lagu qayilo ka joogsado.

Image

User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14765
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Yemen Oo Joojisey Qaadka

Postby Samatr » Thu Aug 12, 2010 1:07 am

This made me laugh, that's like Jamaica saying it will crack down on marijuana users. :lol:

User avatar
Berke
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1499
Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
Location: Saluda al campeón

Re: Yemen Oo Joojisey Qaadka

Postby Berke » Thu Aug 12, 2010 5:33 am

This will create an SNM style rebel group and cause problems for the government. :lol: They need a better approach to their drug problem.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests