Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

sacadyoonis and reer yoonis

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Sacadyoonis and reer Yoonis which is larger

Poll ended at Mon Aug 16, 2010 10:39 pm

Sacadyoonis is larger
15
52%
Reer Joonis is larger
9
31%
inta ba waxa ka badan reer samatar
5
17%
 
Total votes: 29

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
DisplacedDiraac
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9711
Joined: Wed Jan 04, 2006 10:38 am
Location: Nobody said it'd be easy.. they just promised it'd be worth it...

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby DisplacedDiraac » Sat Aug 14, 2010 2:05 pm

It doesn't matter :P

And Caynaba (which i've been to many times) is pretty big!!

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby The_Emperior5 » Sat Aug 14, 2010 2:07 pm

westlandshawty are you reer yoonis

User avatar
DisplacedDiraac
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9711
Joined: Wed Jan 04, 2006 10:38 am
Location: Nobody said it'd be easy.. they just promised it'd be worth it...

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby DisplacedDiraac » Sat Aug 14, 2010 2:14 pm

No comment.

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Siciid85 » Sat Aug 14, 2010 2:23 pm

Deegaanada Beelweynta Sacad Yunis -.



Ceelafweyn District - Sanaag
Dararweyn - Sanaag
God – Canood – Sanaag - with Muse Ismaiicil
FadhiGaab -Sanaag
Goob- Sanaag
Xarshow -Sanaag
Karaman -Sool
Faragul-Sool
Godheeli-Sool
Danweyn-Sanaag
Dararwayne(Degmo D)
Halem Bahaila
Bohol-Sool
Sabowanaag-Sool
Bancade District-Sool
Dumadle-Sanaag
Durdur-Sanaag
Goof-Sanaag
GodWaraabe-Sanaag
Bacoolaha-Sanaag
Afweyne-Sanaag
Dhaban-Sool
Dudcarale-Sool
Dersi-Sool
Ceel La Heelay-Sool
Badwein-Sool
Gowsaweyne-Sool
Magaalada Goob - Garadag District-Sanaag
Ceerigaabo District-Sanaag
Gumays-Sool
Garabcad-Sanaag
Siigodheer-Sool
San nirgood-Sool
Lafweyne-Sool
Dogoble-Sool
Oog-Sool
Oog District-Sool
Darsey
Dhabarmamac
Badhi Gelis
Ceegaag
Gidhays
Sincaro




And many more, mashallah alla siiyey dhuulweyn marka S.Y ciid ugu fanikarta dhuul majiirto
....

Lord Diplock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3807
Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Lord Diplock » Sat Aug 14, 2010 3:05 pm

Siciid85: it is Ramadhan sxb, take a break from all this clan talk here ;)

Biciide or Idarays Abdalla, who is bigger? :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Siciid85 » Sat Aug 14, 2010 3:10 pm

:lol: It's just normal converstations not clan bashing sxb, i usually don't engage in clan bashing in sland section, as for Idarays Abdalle & Biciide is larger rightwing will properly be happy hearing this. :lol:




Who is Larger Maxamed Zubeer or Abdalle? :lol:

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Bohol iyo karaman » Sat Aug 14, 2010 3:59 pm

Idarays wuxu sido iyo sabaradaanu haynaa wanu idin sudhaynaa salaxaanu leenahay (That means guska wayn ee idarays lagu sheegaanu idin sudhaynaa Muuse Abokorow)

Habar Ta yar ee laa baxayday Runsheeg waxan odhan, wixi ka dhacay 1998 caynabo area waxaba wanad kaa ogayn

Waxa markii hore nin baalayaasha ah oo geel kaa waraabsanaayaa meesha Fadhiyar laa yidhaado ee oog tuusheedaa si wuxun ugu diley in tay ceelkii kaa qaadeen nimaankaa laa yidhaado Idarays Muuse Samatar Gar'ahan Budh'yar.

Reer Yooniskii oo cali bare laa socdaa way is kibriyeen magtiinaa waa diideen,

Goor fiid ah bay u soo caraabeen dhankii Sacad Yooniska> Reer yoonis uu horkacaayo Cali Bare wayo reer Yoonisku maa kalaa aqoon dhulkaa, waxay dileen wiil yar oo geel caraabinaayaa iyo oday da'ah iyo wiilkiisaa yar oo dhashay. Reer Yoonis iyo Cali baree habeenkiibay qaxaa dhiisha kaga dhigeen kunaa libdheen xaadkaa togdheer iyo dhankaa gubaan ama saraar durugsan iyo dhulbuuro ah.

Sacad Yooniskii Ciidaan xoog leh bay soo dhoobeen meeshaa laa yidhaado oog waxayna Saldhiig ciidaan kaa dhigteen Bohol "ciidaanku wuxu ahaa ciidaan xoogaan oo hubaysan tiknikada waa badnayd)

Iskaa daa reer Yoonis iyo Cali Bare ee waxa cagahaa waxa kaa deyeey muuse abokor dhamaantiis oo ilahay igu ogyahay waa bil ramadaan ee.

Dawlada Somaliland baa ciidaan xoogaan soo dhoobtay oog ciidaankaas oo laysku hortaagaayeey Sacda Yooniskaa sido kale waxa yimi salaadiinta Isaaq Galbeed kana baryeey sacad yoonis in uu duco qaato. Gacan ku dhiig layaashii waa la soo qabqabtay xabsigaanaa loo taxaabay sodo kale sacad yoonis islaa markii waxa loo tiriyeey magtii.

labo sano ka bacdii sacad yoonis waxay heleen labo baalayaasha ah oo qaad keenay meesha laa yidhaahdo Dararwayne dhegtaa dhiiglo daray.

dilku wuxu noqonayaa 4 reer yoonis lagaa diley
iyo sadex 3 yoonis laga diley.

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Bohol iyo karaman » Sat Aug 14, 2010 4:11 pm

Hadii loo bahdo waxan kaa sheekayn doonaa Dagaalkii HALALAW ee dhex marya Sacad Yoonis iyo Solomadow oo muuse abokor wadataa1800s kii

ilahaybaa igu sii fiican ban uu hayaa taariikhdaa waxa aban duulayaasha Sacad Yooniska ka mid ahaa awowahay aabihii,


waxan idin kaa sheekayn doonaa meesha uu Saleebaan gaal kalaa yimi cuqdadaa uu habar yoonis uu qabo (HALALAW baa awoowayaashi lagu diley, waa buurtaa xeedho laa yidhaado goobtaa dagaalku kaa dhacay)

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby GENERAL_SNM » Sat Aug 14, 2010 4:29 pm

Waxa talada hoodo u lahaa, Habar-Xabuusheede
Hakan waaye nimankay wax badan, hoga tusaayeene
Diin baynu wada haysannaa, hadalku soo dhaafye
Hayb baynu wada sheegannaa, hadalku soo dhaafye

Hurintii Isaaq baynu nahay, hadalku soo dhaafye
Hoosaynu soo wada galnaa, hadalku soo dhaafye
Hantigaynu kala soocannaa, hadalku soo dhaafye
Haasaawaheenaysu furan, hadalku soo dhaafye

Hablahaynu kala guursannaa, hadalku soo dhaafye
Haraday farduhu wada mirtaan, hadalku soo dhaafye
Daarood dhanbuu naga hayaa, hadalku soo dhaafye
Hiilbaa innoo xeer ahaa,hadalku soo dhaafye

Heeraabadeenaysku jabi, hadalku soo dhaafye
Hagar iyo Wacays baynu noqon, hadalku soo dhaafye
Qoluunbaa habaas lagaga tegi, hadalku soo dhaafye
Hagardaamadeenaysku badan, hadalku soo dhaafye

Geelaa xeryaha hawdh ka noqon, hadalku soo dhaafye
Hadhuubbada gallacanbaa la qubi, hadalku soo dhaafye
Caydhaa hareeraha u bixi, hadalku soo dhaafye
Habeenbaan guryaha lagu ledeyn, hadalku soo dhaafye

Hooyaay ma kala joogsannaa, hadalku soo dhaafye
Waxsuu haatan naga taagan yahay, labadi haamoode
Mar hadduu is hiirowsigii, noo hirgeli waayey
Bagaa loo hawirey wiilashii haadda la ciyaaray.

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Siciid85 » Sat Aug 14, 2010 5:07 pm

Bohol Gabaygan awal ka hor ma maqashay.


Adinkoon goshaa Buurtiyo ka soo degin oo Faras Lagugu geegalo'e

Adigoo Buurtii ka soo degey Midhihii gabaygii Faatax sugule AUN

Dhulku ku leh ka duul muusihii Cududa weynaaye{muuse Abokor} oo qaxay

Adigaa dharkaynkiyo hadhsada qudhicii dhaadheeraaye

Dharaar bay cabtaa{Geela sacad Yoonis} Dogoble iyo Dhabankii weynaaye

Ilcad{ceel} iyo Dhanaan {Garadag agteeda} geelayaga kaalinbaa u dhigane

Marna Dhoodi iyo buu tagaa dhuuxa xaysiimo'e{nugaal}

Marna Dhuud Caraadlaha dhexe{Bohol} ayuu maaxda ka cabaaye

Marna caynabaa loo dhigaa Biraha dhaadheere

Adigaa dhoohane Hal yahay dhimey asaagaaye


User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby GENERAL_SNM » Sat Aug 14, 2010 5:18 pm

Siciid adigu sxb miskiin reer galbeed baad tahay. All you know about Reer Bari tribes, HY or HJ is hearsay. The sad thing is you actually believe all you hear. Sxb thats doqonimo. These Sacad Yonis you seem to be falling in love with waa minor league whether its comparing them with their own HY or even HJ. Sxb Muse Abokor is the largest wing of HJ, how in your right mind will you compare them to Sacad Yonis? Sometimes sxb, you become a blond and that reer galbeed doqonimo because too much to ignore.

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Bohol iyo karaman » Sat Aug 14, 2010 5:22 pm

Siciid gabaygu wuxu kaa bilaabmaa

Galuumade iyo dhaaxaan hadu dhalo magaynan dhegtanaa kamaa tuneen ceel adhyuhu dhuraa kaa waayeen(Galuumade iyo Dhaaxaan waa labo ceel oo adhigaa lagaa waaraabiyo gar ahan riyaha wuxunaa ceelku ku yaalaa dhulkaa buuraha ah waxa degaa axmed Farax biciid manta waana ceelala biyo yarood ah) ma ahaa dhul geelaa loogu talo galay

wuxu gabaygu ku dhamaadaa

Waar anagaa dhankiisii jiree dhimayaa soo daayaa (Geelu meeshaa buurahaa ah ku dhimayee kaa soo daayaa buu ugaa jeeda)

Geelaa waxa yaraad loo siiyeey Muuse abokor kaa


waxa gabaygaa tiriyeey Abwaan Ibraahiin Xirsi Muuse Samatar
Last edited by Bohol iyo karaman on Sat Aug 14, 2010 5:27 pm, edited 1 time in total.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby hargaysaay » Sat Aug 14, 2010 5:25 pm

I know a Sacad yonis polotician in xamar now he is minister of industry, gabadh cali siciiduu qabaa
cabdale boos ayaa la yidhaa

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Siciid85 » Sat Aug 14, 2010 5:29 pm

Siciid gabaygu wuxu kaa bilaabmaa

Galuumade iyo dhaaxaan hadu dhalo magaynan dhegtanaa kamaa tuneen ceel adhyuhu dhuraa kaa waayeen(Galuumade iyo Dhaaxaan waa labo ceel oo adhigaa lagaa waaraabiyo gar ahan riyaha wuxunaa ceelku ku yaalaa dhulkaa buuraha ah waxa degaa axmed Farax biciid manta waana ceelala biyo yarood ah) ma ahaa dhul geelaa loogu talo galay

wuxu gabaygu ku dhamaadaa

Waar anagaa dhankiisii jiree dhimayaa soo daayaa (Geelu meeshaa buurahaa ah ku dhimayee kaa soo daayaa buu ugaa jeeda)

Geelaa waxa yaraad loo siiyeey Muuse abokor kaa


waxa gabaygaa tiriyeey Abwaan Ibraahiin Xirsi Muuse Samatar


Gartay, Libaahe AUN was also Muse samatar, anigu waan maqlay qolada ka miid ah ee Muse samatar oo la daho Boodhyar miid sxbkay aha qolodas.



ma maqasha kana by salax la diray

Waxan ahay Ardooy nimaanka degaa Ila Nugaalede
Waxan ahay Ardada shiikhu dhalay kooda aadka ahe
Waxan ahay Ismaaciil Caare iyo Uruurta waawayne
Waxan ahay ab lama haybsadee oosha reer Sacade.
Last edited by Siciid85 on Sat Aug 14, 2010 5:31 pm, edited 3 times in total.

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Bohol iyo karaman » Sat Aug 14, 2010 5:29 pm

I know a Sacad yonis polotician in xamar now he is minister of industry, gabadh cali siciiduu qabaa
cabdale boos ayaa la yidhaa
wuxu ahaa wasiirka gaashandhigaa markii hore hadeer wershedahaa laakiinse isaagu dir maa sheegto meesha waa uu shaqo tegey uun Cabdulaahi yusufnaa mucaarad buu ku ahaa odaygii nuur cadaa uu magcaabay wasiirka gaashandhiga


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests