Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

sacadyoonis and reer yoonis

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Sacadyoonis and reer Yoonis which is larger

Poll ended at Mon Aug 16, 2010 10:39 pm

Sacadyoonis is larger
15
52%
Reer Joonis is larger
9
31%
inta ba waxa ka badan reer samatar
5
17%
 
Total votes: 29

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby udun » Sun Aug 15, 2010 11:17 am

yii ahayeen kuwi ku layey naleeya ahmed - Xudun wagi 1990skii? mise sacad yoonis oo dhan oo isku jiira bii ahayeen, anigu sidaan maqlay wixi ahayeen kuwo la daho reer caweer waxa ku waydiin laha wa kuma bihi idarays? ma idarayska S.Y ba dhalay wayo kuwo badan oo bihi idarays baan arkay oo dahaya ayaga iyo Idarays wa isku hooyo.
Xudun? Waar ciidankii Xudun weeraray 90% wuxuu ahaa Muusa Abokor.

Maxaadse Xudun ka sheegi laba todobaad ka hor intaan Xudun la weerarin ciidanka Ugaadhyahan Bohol buu galay oo 86 Sacad Yoonis ah ku gowracay. Sarkaalka dhan ee haystay ciidanka Bohol joogay Caaruu ahaa oo wuxuu galay god oo ku dhuuntay.

Imisa jeer baad ba'deen. Maalin keliya baan kuu soo qaatay.

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Siciid85 » Sun Aug 15, 2010 11:19 am

Deegaanada Beelweynta Sacad Yunis -.



Ceelafweyn District - Sanaag
Dararweyn - Sanaag
God – Canood – Sanaag - with Muse Ismaiicil
FadhiGaab -Sanaag
Goob- Sanaag
Xarshow -Sanaag
Karaman -Sool
Faragul-Sool
Godheeli-Sool
Danweyn-Sanaag
Dararwayne(Degmo D)
Halem Bahaila
Bohol-Sool
Sabowanaag-Sool
Bancade District-Sool
Dumadle-Sanaag
Durdur-Sanaag
Goof-Sanaag
GodWaraabe-Sanaag
Bacoolaha-Sanaag
Afweyne-Sanaag
Dhaban-Sool
Dudcarale-Sool
Dersi-Sool
Ceel La Heelay-Sool
Badwein-Sool
Gowsaweyne-Sool
Magaalada Goob - Garadag District-Sanaag
Ceerigaabo District-Sanaag
Gumays-Sool
Garabcad-Sanaag
Siigodheer-Sool
San nirgood-Sool
Lafweyne-Sool
Dogoble-Sool
Oog-Sool
Oog District-Sool
Darsey
Dhabarmamac
Badhi Gelis
Ceegaag
Gidhays
Sincaro




And many more, mashallah alla siiyey dhuulweyn marka S.Y ciid ugu fanikarta dhuul majiirto
....
Rag bay dhulkood iska sheegayaan ileen caruur daaladhacaynaysa. Waar ma idinkaa dega Guumays, Sincaro, Lafweyne, Dhaban, Duud Caraale, Fara Guul, San Nirgood? Ileen caruur daala dhacaynaysa.


Sincaro is a S.Y degaan part of Ceelafweyn, now go hush , there is no dhullos to be found in ceelafweyn district, your days in ceelafweyn are over you are combined to xudun.

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Siciid85 » Sun Aug 15, 2010 11:21 am

yii ahayeen kuwi ku layey naleeya ahmed - Xudun wagi 1990skii? mise sacad yoonis oo dhan oo isku jiira bii ahayeen, anigu sidaan maqlay wixi ahayeen kuwo la daho reer caweer waxa ku waydiin laha wa kuma bihi idarays? ma idarayska S.Y ba dhalay wayo kuwo badan oo bihi idarays baan arkay oo dahaya ayaga iyo Idarays wa isku hooyo.
Xudun? Waar ciidankii Xudun weeraray 90% wuxuu ahaa Muusa Abokor.
.


:lol: :lol: :lol: :lol: , in your dreams sxb, the leaders of that army was Muj.Libaahe AUN and Muj. Axmed Miire are you going to claim they were Muse abokar? :lol: :lol: laughable, what is next are you going to claim the cidaan who attacked balidhaac and widhwidh under Col.Siciid Carre months ago were musa abokar :lol: we know you had on your website jidaali all kinds of calaacal saying sacad yoonis bana xasuuqay.

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby udun » Sun Aug 15, 2010 11:27 am

waxay ahayeen guuto ka mid ah ciidaankaa tignikada ee Sacad Yoonis

laakiinse maa iswaydiisey maxay uu laynayeen dhulbahantahay?

waxa sacad yooniskaa uu yimi nin Muuse abokor ah oo sacad yoonisku dhalay oo la yidhaahdo Adan Jalawo,

Adan Jalawo wuxu xidhnaa ganbo laa mid ah tii uu xidhnaa Cali Dhuux Aadan,

Aadan wuxu sacad Yoonsi ku dhahay abtiyaal ganbadaa tolkay igaa furiwaayee igaa furaa

Aadan jalawo waxa dhulbahantee diley walalkii iyo labo wiil oo uu adeer uu yahay, wuxu tolkii waydiistey garaab waxa hiil ahnaa waa kaa waayeey tolkii.

Sacad Yoonis waxay aadan Jalow ku dareen ciidan (sacad yoonis wuxu xansuuqay dhulbahantee wanaa goobtaa la baxaday qoodho taag ee sankaa buurtaa buurcaanood kooraa tuunshe meesha la baxday)

Aadan Jalawo Reer IIdle Reer Garadag
Odayaal reer miyi ah oo San Nirgood geelooda lagu weeraray oo waliba ciidan dhan ugu jilib dhigay bay taariikh ka dhiganayaan? Ninka ciidanka watay wuxuu ahaa reer Iidlee. Ma Sacad Yoonis baa keligiis duula haddii aanu la socon Biciide+Cali Bare+ Reer Yoonis?

Midan kale qabso dagaalkii Damala Xagare ka dhacay ee aad garabka ku dhigteen miyaad ilowdeen? Dhimashadaadu 200 bay kor u dhaaftay HY Bari. Soolasha waa laga soo guri jirey dhaawaciina todobaado danbe. Gacan danbe miyaad kasoo celisay dagaalkaas?

Bal dib ugu noqda taariikhda Soomaalida qabiil 200 nin laga dilo oo far taagi waaya hala soo helo idinka hor?

Mida kale haddaad HJ wada hadlaysaan maxaa Dhulbahante sheekada soo geshay? Haddii aynu taariikhda dib ugu noqono Sacad Yoonis weligiis reer Nugaaleed buu ahaa oo fardahayagay saalada ka juri jireen. Waxa ceel Nugaal ka qodan idinkaa la idinku qoday. It was only 60 years ago that you moved out of Xaysimo Nugaaleed oo aad u guurtay Muuse Obokor.

Waxaan u malaynayaa caruurtiinan daala dhacaysaan inaad dadka soontooda usoo dhigateen?

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby udun » Sun Aug 15, 2010 11:32 am

yii ahayeen kuwi ku layey naleeya ahmed - Xudun wagi 1990skii? mise sacad yoonis oo dhan oo isku jiira bii ahayeen, anigu sidaan maqlay wixi ahayeen kuwo la daho reer caweer waxa ku waydiin laha wa kuma bihi idarays? ma idarayska S.Y ba dhalay wayo kuwo badan oo bihi idarays baan arkay oo dahaya ayaga iyo Idarays wa isku hooyo.
Xudun? Waar ciidankii Xudun weeraray 90% wuxuu ahaa Muusa Abokor.
.


:lol: :lol: :lol: :lol: , in your dreams sxb, the leaders of that army was Muj.Libaahe AUN and Muj. Axmed Miire are you going to claim they were Muse abokar? :lol: :lol: laughable, what is next are you going to claim the cidaan who attacked balidhaac and widhwidh under Col.Siciid Carre months ago were musa abokar :lol: we know you had on your website jidaali all kinds of calaacal saying sacad yoonis bana xasuuqay.
Adugu waxaadan warka hayn baad ka hadashaa. Libaaxahan ad la wareegoto 10 jeer buu ragiisa kaga dhaqaaqay cidla oo lagu jaray. 200 oo ninka kaga dhaqaaqay buu ahaa Soolasha.

Widhwidh? Ma Ciidanka dhan ee SL baa Sacad Yoonis noqday? Ciidankan xoogiisu waa Dhulbahante SLers ah. Go check yourt facts.

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Siciid85 » Sun Aug 15, 2010 11:37 am

:lol: That is not what your websites were saying, they were saying Cidaan Col.Siciid Carre nin Sacad Yoonis ah uu watay oo somaliland ka miid ah which their base was Bohol & Oog ba xasuuqa gaystay, as for Libaahe AUN may god grant him jannah he has done alot of good job :mrgreen: .

Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby Runloow101 » Sun Aug 15, 2010 11:50 pm

Deegaanada Beelweynta Sacad Yunis -.



Ceelafweyn District - Sanaag
Dararweyn - Sanaag
God – Canood – Sanaag - with Muse Ismaiicil
FadhiGaab -Sanaag
Goob- Sanaag
Xarshow -Sanaag
Karaman -Sool
Faragul-Sool
Godheeli-Sool
Danweyn-Sanaag
Dararwayne(Degmo D)
Halem Bahaila
Bohol-Sool
Sabowanaag-Sool
Bancade District-Sool
Dumadle-Sanaag
Durdur-Sanaag
Goof-Sanaag
GodWaraabe-Sanaag
Bacoolaha-Sanaag
Afweyne-Sanaag
Dhaban-Sool
Dudcarale-Sool
Dersi-Sool
Ceel La Heelay-Sool
Badwein-Sool
Gowsaweyne-Sool
Magaalada Goob - Garadag District-Sanaag
Ceerigaabo District-Sanaag
Gumays-Sool
Garabcad-Sanaag
Siigodheer-Sool
San nirgood-Sool
Lafweyne-Sool
Dogoble-Sool
Oog-Sool
Oog District-Sool
Darsey
Dhabarmamac
Badhi Gelis
Ceegaag
Gidhays
Sincaro



i]
Wallaahi waan qoslay.
If those were cyber deegaan, it all belongs to Laba-sal-dhexeeyii Sacad Yoonis la lahaa.

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: sacadyoonis and reer yoonis

Postby KingWaslawi » Mon Aug 16, 2010 11:08 am

Danbiga inaga yareeya walaal yaal it's Ramadan


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests