Page 1 of 2

President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 regions

Posted: Thu Aug 12, 2010 8:53 am
by Siciid85
Madaxweyne Siilaanyo Oo Badhasaabyo Cusub Ku Dhawaaqay, Gobolada Sanaag Iyo Salalna U Daayay Kuwii Hore U Joogay
(Hadhwanaagnews) Thursday, August 12, 2010

Hargeysa (HWN)Madaxweyneha jamhuuriyadda somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ku dhawaaqay liiska badhasaabada gobolada dalka.
Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada oo ku saxeexan yahay afhayeenka madaxtooyada C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa lagu sheegay in madaxweyne siilaanyo uu ku dhawaaqay magacyada 9- badhasaab.

Waxaanu warsaxaafadeekaas oo dhamaystirani uu u dhignaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu gudoomiyeyaal cusub u magacaabay gobolada Maroodi Jeex,Togdheer,Saaxil, Hawd, Gabiley, Sarsar, halka uu gobollada Sanaag iyo Salal dib ugu magacaabay Badhasaabadii hore u joogay inay hawsha halkaa ka sii wadaan..

Madaxweynuhu, isaga oo tix-raacaya qodobka 90-aad ee dastuurka JSL, isla markaana tix-gelinaya ahmiyada wayn ee ay goboladani u leeyihiin dhismaha Qaranka, tixgaliyayna kartida, aqoonta iyo hufnaanta shaqo ee ay leeyihiin waxa uu u magacaabay in ay guddoomiyayaal ka kala noqdaan

1. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mudane Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje).

Gudoomiye ku xigeen gobolka Maroodi-jeex:Mawliid Weris Cabdilaahi

2. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer. Yaasiin Maxamed Cabdi

Gudoomiye ku xigeen gobolka Togdheer: Cabdi Daahir Caynaanshe

3. Gudoomiyaha Gobolka Saaxil: Maxamuud Cali Hayste (Ramaax)

Gudoomiye Ku xigeen gobolka Saaxil khaddar Cali Cilmi

4. Gudoomiyaha Gabilely Rashiid Cumar Sh. Maxamed

Gudoomiye ku xigeen gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi (Cali Case)

5-Gudoomiyaha Gobolka sool Mudane Cabdilaahi UJaamac Diiriye,

Gudoomiye ku xigeen gobolka Sool

Axmed Aadn Carte

6- gudoomiyaha gobolka Hawd: Jamaal Xuseen Hurreh

Gudoomiye ku xigeen gobolka Hawd khaddar Ibraahin Jaamac

7-Gudoomiyaha gobolka Saaraar: Ibraahin Xasan Cali

Gudoomiye xigeen gobolka Saaraar: Ibraahin Jaamac Maxamed

8-Gudoomiyaha gobolka Sallel: Maxamed Muuse Bucul

9-Gudoomiyaha gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurreh (dib-u-magacaabid)

Madaxweynuhu waxa uu gudoomiyeyaashii hore iyo ku xigeenadooda hore ee gobolada Maroodi-jeex. Saaxil, Togdheer, Sool, Saraar, Hawd iyo Gabiley uga mahad-celiyay mudadii ay xilka soo hayeen, iyada oo ay sunnaha dawladnimotahay isbedelku awgeedna waxa uu Madaxweynuhu faray inay sida ugu dhakhsaha badan ugu wareejiyaan masuuliyiinta cusub ee xilalka loo magacaabay.

Najax Aadan Cunaaye

Hadhwanaagnews/Office

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:01 am
by LiQaaye_TDH
:mrgreen: :mrgreen: :mrgreen: :mrgreen: :mrgreen: :mrgreen: :mrgreen: :mrgreen:

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:05 am
by Siciid85
:clap: I told you Liqaaye inu waxbana ka badalayniin Sanaag, also Oodweyne waxbana kama badaliin.

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:09 am
by LiQaaye_TDH
Mayorka iyo Badhasabko waa kala Mid.. stay Tuned for a new Mayor in Ceerigabo :up:

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:11 am
by Siciid85
obvisiouly aniga ku sheegay ba weeks ago that badhasab and mayor wa different :lol: hargeysa mayor, burco mayor, erigavo mayor are all there to stay until the mayorism elections. 8-) :up: in Erigavo it won't make much difference golaha deegaankan erigavo miid uun oo abdalle xamuud ah ba badalaya Muj. haji ismail nuur, that is if he steps down in the elections. :up:

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:20 am

inader waan ogahay inay kala mid yahin, laakin berrigi waxaad soo dhigtay Kii Tuuga aha ee Mayorka Ceerigabo, he will be changed you'll see.... same thing with Hargeisa and Burco...

who's this new Badhasabs anyway?

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:23 am
by Siciid85
:lol: I have no idea who they are, i ll do some investigation and find out if they have the right qualifications and their background etc.

Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mudane Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje). I think kani wa Arap or Ayub ama H.A.

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:26 am
by LiQaaye_TDH
Im sure Gudoomiyaha will be None Habar Awal... because those guys are after Mayor :lol: Same with BURCO... even thou i like the current Burco Mayor he aint bad!!!

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:30 am
by Siciid85
:lol: @ I think the current mayor of burco is going to stay until the elections he has done fantastic job by creating roads in burco inner city, and roads connecting west & east and some are still under-construction, laakinse i have never seen a H.A being a mayor of burco, since burco is majority H.J & H.Y city they are the 1's who always take turns mayor & badhasab etc and vice versa, the sameway in hargeysa it's always mostly - Garhajis Mayor & H.A badhasab, and vice versa.

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:34 am
by LiQaaye_TDH
^^ i meant the HJ is after the Mayor of Burco and Sacad Muse are after Hargeisa... laakin hadda i dont give a toss intaan doonayay gaadhnay :mrgreen: :mrgreen:

wasiirada ha la kala qaata--mayorada kala gurta--badhasabada kala qaata-- :mrgreen:

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:38 am
by Siciid85
:lol: But it's about who has the right qualification, if they are guys who are good for the cities development i don't give a toss about their clan.

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:40 am
by kaliil
Meesha waxba iskama bedelin oo cidii badhasaab meesha ka ahayd ayuun buu nin kale ugu bedelay.

1. Hargeysa sacad Muuse,Makaahiil, kuxigeen Ciidagale
2.Saaxil Ciise Muuse
3. Togdheer Habar Jeclo Cimraan
4.Hawd Arab
5. Sool Dhulbahante
6.Gabiley Jibriil Abokor
7. SANAAG Habar Yoonis Muuse Ismaaciil

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:42 am
by LiQaaye_TDH
If thats the Case.. Bal Maxa Cusub?

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:43 am
by Siciid85
Kaliil, ha wa ruunta.

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:44 am
by LiQaaye_TDH
Kaliil, what you mean sool :? it says saraar? are you saying the governor of saraar is dhulbahante?
Saraar is separate...
7-Gudoomiyaha gobolka Saaraar: Ibraahin Xasan Cali